SHEEKADANI WAXAAY DHAXMARTAY GABAR & 4NIN.
Nov 28, 2012 -
Waxaa jiray Nin Maskiin ah oo aanan wax uu ku Guursado aanan haaysanin waxaana Ninkii Jeclaatay Gabar weyna u soo ban dhigtay si uu u Guursado,Ninkii uu ka aqbalay waayo Gabada aad ayeey u Qurxaneeyd hase ahaatee waxaa uu ku yiri waxaa u tagaa sxb keey oo Ganacsade ah si aan uga qaato Lacag aan kugu Guursado ee ina keen,weyna is raaceen waxaana loo tagay Ninkii Ganacsatada ayaa,waxuuna ka codsatay in uu siiyo Lacag si uu Gabadhaa u Guursado,Nasiib daro Ninkii Faqiirka ah ayaa Gabadhii lagala wareegay oo kii Ganacsatada ahaa ayaa ku yiri sxb Gabadhaan Quruxda badan Nin Faqiir ah ma Guursadee Taajiriinta aniga camal ayaa loogu tala galay ee iska soo wareeji,sidii ayaana Faqiirkii looga watay Gabadhii.
Ninkii Tajirka ahaa waxaa uu u tagay si uu Gabadha u Guursado Wadaad wuxuuna u sheegay Wadaadkii in uu Gabadhaan ku Mehriyo,Nasiib daro Wadaadkii ayaaba Gabadii ka hellay asigoo leh war Gabadaan wadaadada ayaa loogu Tala galay oo ku Duceeystaan ee adiga waxba kuuma haayee iskaga tag meesha,Ninkii Gabacsatada ahaa sidaa kuma taginee waa uu Dooday,Doodiina waxaa aay gaartay Ninkii Madaxweynaha ka ahaa Magaalada ayaga oo u Dacwoonaayo,Waxeeyna u sheegeen Madaxweynaha in aay Gabadhaan isku haystaan,Xitaa Faqiirkii waa uu imaaday si Saddax dooda loogu kala Xugmiyo Gabadha.
Nasiib darro waxaaba ka daray Madaxweynihii oo leh Gabadha sidaan u Qurxan Madaxda aniga cal ayaa loogu tala galay ee iskaga taga meesha Saddex-diinaba.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Gabadhii waxa aay tiri aniga waan ordaa 4tiina Qofkii i soo Qabto ayaana i Guursanaayo.
1.Faqiirkii Bahi dartee ma ordi karo oo waxaa haaysa Macluul daran.
2.Tajirkii waa Nin Caloosha ka horeeysa oo aan labbo tilaayo is daba dhigi karin.
3.Wadaadkii waa Nin Cimrigiisii hormarsaday oo aay Da’diida gadaal u dhigtay oo aanan Ordi karin.
4.Madaxweynihii waxaa ku jira isla weyni & Kursi jaceely oo waxa uu is leeyahay yanan lagu oran Madaxweynihii ayaa Naag daba ordaya.
Gabadii Quruxda badneeyd sidaa ayeey ku waysay Afartii Ninba oo cid gartay lawaaaaaaa…….
Bye Mohamud Ahmed
Uganda-Kampala
Bogga Hore ku Laabo
Bogga Ciyaarah Akhri
Daawo Video badan oo xiiso leh
Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey
Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com
Dhagayso:Faroole oo baaq u diray Xukuumadda Madaxweyne Xassan Sheikh.
- May 21, 2013
C/Raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole, oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ...
Daawo Video:-Hadaawan Hadaad Ka Yartahay 18 Jir ”Nin Dad Qalato ah oo Cunaya 2 Qof Si Live Kadib Latoogtay!!
- May 21, 2013
Digniin ha daawan hadii aadan awoodin muuqaalka..Nin dadka cunaya si live ah,,,,Booliska Magaalada Miami ...
Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka Xukuumadda laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
- May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo ...
Daawo Dumarka Soomaaliyeed ee Sweden Kudhaqan Qaabkan Xun ay ula Dhaqmaan Ragooda(Daawo Video Adaa Yaabi Doona)
- May 21, 2013
Muuqaalkaani ayaa waxaa uu ka turjumaaya mid dhab ah oo laga sameeyay haweenka soomaalida ...
Dhagayso:Al-Shabaab oo Si Culus uga Hadashay Weerarkii ay Kuqaadeen Madaxtooyada Villa Somalia
- May 21, 2013
Shir Jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ...
Daawo Xaflad Wacdaro Wadata oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo Maraykanka ka dhacday(Video
- May 21, 2013
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo isagu kamid ah Ragga isku caleema ...
Dhagayso+Sawiro:- C/ Raxmaan Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray 600 oo Guri..
- May 20, 2013
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 ...
Subxaanallah;Daawo Muuqaalka Gabar Lakufsaday,Yaa kufsaday Afka Lama soomarin karo ee Daawo murugada,(YAAB Video)
- May 20, 2013
Arin Naxdin iyo Sharaf daro ku ah ummada Soomaaliyeed ayaa lasoo ban dhigay ,subxaanallah,waxa ...
Dhegeyso: C/qasim oo Jawaab kulul Ku Dhirbaaxay Beeshiisa (TOP NEWS)
- May 20, 2013
Magaalada Muqdisho dhawaan Waxaa ka dhacay Kulan ay isugu Yimaadeen dhamaan Beelaha Ku Badan ...
Daawo Booliiska Koofur Afrika Oo Tuugada Dalkaas U Fududeeya Boobka Hantida Ganacsaatda Soomaalida Ee Ku Sugan Dalkaasi
- May 20, 2013
Police Dalka South Africa ayaa qab qabta Somalida ka Ganacsata Dalkaas iyago oo ka ...
Dhagayso:Salaadiinta Puntland oo Digniin u Diray Xassan Sheekh
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
Daawo Dagaal Laysku Baaba’ay oo Kadhacay Xafladii 18 May ee Maamulka Somaliland ee Dalka Holland(Video Dumar Is Dagaalaya Adoo Arkaya)
- May 20, 2013
waxaa habeenimadii Sabtidii ay rabshado ka dhaceen xaflad balaaran oo loogu dabaaldegeyey xuska 18ka ...
Dhalinyaro Reer hargeysa ah oo Ceeboobay Kadib Markii ay Garanwaayeey Magaca Nebi Muxamad oo Saddexan(Daawo Video Qosolku kaa Dhamaanayo)
- May 19, 2013
Qaar kamidah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa ayaa Waxaa Gabadh Wariye ah ...
Dhagayso:Al-Shabaab oo Markii ugu Horeysay Kahadashay Doorasha Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Sidoo Kalena Eed Dusha uga Tuuray Xasan Sheekh
- May 19, 2013
Cabdi Raxmaan Xudeyfa oo sheegta inuu yahay Guddoomiyaha Kooxda Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka oo ...
Dhagayso:Bare Hiiraale oo Kawaramay Qaabka uu ula Kulmay IGAD iyo Waxa ay Kawada Hadleen
- May 19, 2013
Waftigii IGAD ee maalamahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan la qaatay Qaar ...
DAAWO VIDEO: Wareysi ku saabsan Qaabka ay Soomaalidu ku gasho Dalka Greece-ka
- May 19, 2013
marka aad Muuqaalkan Daawato Waxaad isdhahaysaa Soomaalida xagga tahriibka ugu dhibka badan inay yihiin ...
War Culus:Maxay Tahay Sababta RW Saacid Xilka Looga Tuurayo…Daawo Cali Khaliif Galeyr oo Cadeeyey(Video)
- May 19, 2013
Pro Cali Khaliif Galeyr oo oo kamidah Siyaasiyiinta ugu culculus Siyaasada soomaaliya islamarkaana imika ...
Fadeexad Culus:Daawo Gabar Soomaaliyeed oo Niman Gaalo ah Ka Codsatay inay Tumasho Diyaar utahay(Video)
- May 19, 2013
Nimco oo ah gabar asal ahaan u dhalatay dalka Soomaaliya balse heysata dhalashada dalka ...
Dhagayso War Culus:Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii Dhexmaray Maamulka Jubbaland iyo Wafti kasocday IGAD
- May 19, 2013
Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo ...
ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO: Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey
- May 19, 2013
Fadlan dhegaysa dacwadaan xiisaha badan:
Maasha Allah, hore ayaa quraankeenu noogu cadeeyey in nabayidii hore ...
Soomaliland way uqanlanta aqoosi caalamiya