Dhagayso:Faroole oo jawaab kaga yaabisay lasiiyey
xili Xalay Uu Af lagado U Geystey Ganacsatada Madaxweynaha mamaulka Puntland Dr Faroole Uuna Ku sheegay Kuwa Argagixiso ah ayaa hada waxa si kulul uga jawabey ganacsatada gobolka bari.
faroole uu ku eedeyey inay tageeran ganacsatada dagalada buuraha galgala ee gobolka bari iyo al-shabaab ayaa hadalka waxa samayn weyn ku yeelatay ganacsatada gobolka bari oo kulan ka yeeshay eedeynta faroole.
Maxamuud Faarax Bile Oo Ah Afhayeenka Ganacsatada Gobolka bari una hadlayey aya ahoosta ka xariiqay inuu hadalka faroole yahay mid iska dheh ah lakiin xaqiiqda ka fog loona bahan yahay inuu raali galin ka bixiyo.
Ganacsade Maxamuud Faarax Bile Ayaa Sheegay Inay Ganacsatada ka shaqeeyaan hurumarka puntland lakiin aysan wax shuqul ku lahayn dagalada soomaaliya uuna yahya dalkaasi mid faroole ugu gafey.
Halkani Riix Dhagayso Jawabta ganacsatada Gobolka Bari.
waxa hadalka ganacsatada ku sheegeen inay iyaga dhiseen wadooyin badan iyo goobo hosbitalo ah ayna ayana daro tahay inuu faroole ku sheego argagixiso inay lacag ku biciyaan.
hadaba hadalka faroole uu malinti shalay kula dhex dhacay ganacsatada gobolka bari aya ahaa mid lamida kii inuu jogey bosaso ku af lagadeyey siyaasin,culimo iyo Warbahainta ganacsatadana waa kuwii ugu danbeyey uu eedeyey.
Halkani Riix Dhagayso Hadalka Faroole Hanjabada
waxana faroole sidoo kale dhawaan sheegay masjid uusan ka war hayn inuu duminayo hadii uu arko lakiin maamulkisa loobahan yahay inu ka war hayo.
Daawo Video badan oo xiiso leh
