Barcelona oo jabin rabta rikoodh caalami ah

Barcelona ayaaa rikoor guul daro la’aan ah ku hogaaamineysa horyaaalka dalka Spain . iyadoona kulankii ugu danbeeyaay ka adkaaataay kooxda Athletic de Bilbao maaalintii sabtida ahayd taasoo ka dhigtay bilawgii ugu ficnaaa ee horyaalkaa ee abid sameyso kadib 14 kulan oo ay ciyaaartay waxa ay dhalisay 48 gool iyadoona lah 42 dhibcood .

Waa markii labaad taariqdaa oo Barça sidaan oo kale u badsato goolasha horyaallka oo bilaaw ah waxaan ugu daanbeysay sanadkii 1950-51 , markaas oo kooxda gaa gabaan ay dhaalisay 50 gool.

Hogaamiyaasha horyaalka aya sidoo kala waxay ku waajahan yahiin rikoorkii José Mourinho sanadkii la soo dhaafaay ee kooxd Real Madrid markii 121 gool dhaaliyeen .

Fiiro gaar ah in kastoo Barca ay wadato waaryahaano halis ah hadan goolashaa loo tiriyay 8 ka mid aah waxaa dhaliyaan daaafacyo

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (0)




hiiraale Dhagayso:Bare Hiiraale oo Kawaramay Qaabka uu ula Kulmay IGAD iyo Waxa ay Kawada Hadleen
- May 19, 2013
Waftigii IGAD ee maalamahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan la qaatay Qaar ...
Tahriibta giriiga DAAWO VIDEO: Wareysi ku saabsan Qaabka ay Soomaalidu ku gasho Dalka Greece-ka
- May 19, 2013
marka aad Muuqaalkan Daawato Waxaad isdhahaysaa Soomaalida xagga tahriibka ugu dhibka badan inay yihiin  ...
Waraysi cali Khaliif War Culus:Maxay Tahay Sababta RW Saacid Xilka Looga Tuurayo…Daawo Cali Khaliif Galeyr oo Cadeeyey(Video)
- May 19, 2013
Pro Cali Khaliif Galeyr oo oo kamidah Siyaasiyiinta ugu culculus Siyaasada soomaaliya islamarkaana imika ...
Gabadh Tumanaysa Fadeexad Culus:Daawo Gabar Soomaaliyeed oo Niman Gaalo ah Ka Codsatay inay Tumasho Diyaar utahay(Video)
- May 19, 2013
Nimco oo ah gabar asal ahaan u dhalatay dalka Soomaaliya balse heysata dhalashada dalka ...
igad oo kahadlaysa jubooyinka Dhagayso War Culus:Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii Dhexmaray Maamulka Jubbaland iyo Wafti kasocday IGAD
- May 19, 2013
Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo ...
Layaabka ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO: Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey
- May 19, 2013
Fadlan dhegaysa dacwadaan xiisaha badan: Maasha Allah, hore ayaa quraankeenu noogu cadeeyey in nabayidii hore ...
bare hiiraale Dhagayso:- Nabadoon Dhangad “Beesha Hawiye ayay u adeegayaan Barre Hiiraale iyo Maxamed Amiin, waad ogayden wixii ay Ogaden ku dhigeen”
- May 19, 2013
Nabadoon Aadan Daahir Dhangad”Maxamed Amiin iyo  Bare Hiraale Tariikhdooda ana Haya waxa ahaan Jireen ...
mudaharaad Video Sir ah Daawo:Beel Kamidah Beelaha Waqooyi Dega oo Loogu Cago Jugleeyey inay Si Khasab ah uga Qayb qaataan Xuska Maalinta Muhaligiinta SNM ee 18 May(Daawo)
- May 18, 2013
Beesha  Samaroon ee Gobolka Awdal ayaa Maalmihii lasoo Dhaafay Waxaa Kusocotay Hanjabaadyo uga imaanaya ...
xasan sheikh11 Deg Deg:Dhagayso Xasan Sheekh oo Fariimo Culus ukala Diray Siilaanyo iyo Axmed Madoobe…Maxay Tahay?
- May 18, 2013
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasibad balaaran oo lagu furayay Mashaariic ...
dhalinyaro Dhagayso War Calool Xumo Leh:Wiilal Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dab Laqabadsiiyey Xiniinyahana Laga Tumayo
- May 18, 2013
Askarta Dowladda Federaalka ah ee jooga Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ragga ay qabtaan ...
qashin gurka laascaanood Laascaanood oo Siculus Looga Xusay maalinta Qashinka Gobolada SSC iyo Hawsha Qashin Gurka oo Wali Socota(Daawo Video)
- May 18, 2013
Waxaa saaka magaaladda laascaanood lagu qabtay kulan daahfur maalinda nadaafadda deegaanadda khaatumo oo maanta ...
DHAGAYSO DOOD CULUS DHAGEYSO: Dood Kulul oo Dhexmartay Dhinacyada isku haya Magaalada Kismaayo
- May 18, 2013
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee VOAa waxaa lagu eegay marxaladda cusub ee ay gashay xaaladda ...
dhool Fanaanada Amina Dhool oo heshay lamaane ay nolosha la wadaagto…Waa Kuma?+ Video
- May 18, 2013
Fanaanada caanka ah Amina Cabdullaahi Cumar (Dhool) ayaa la sheegay in maanta uu meherkeedu ...
faroole xasan sheekh xaflad garoowe2 XOG. Dhagayso:Dowladda Somalia oo qodob adag hor dhigtay Axmed Madoobe iyo Odayaasha Kismaayo.
- May 18, 2013
Iyadoo ay Xukuumadda Somalia bilowday dadaal ay ku xalineyso Beelaha ka soo jeeda Jubbooyinka ...
daanyeer DAAWO VIDEO: Dagaal Cajiib ah dhex maray Mas Iyo Daanyeer
- May 18, 2013
Iyado xayawanada duur joogta ah ay yihiin qaarkood halis qofka bani,adamka ah hadii ay ...
axmed madoobe Dhagayso:Axmed Madoobe oo Digniin Culus udiray Bare Hiiraale
- May 18, 2013
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa nasiib-darro ku tilmaamay go’aanka ka soo baxay dowladda Somalia ...
libaax Daawo Libaax Naag Kaga Yaabiyey iyo Naagtii oo Naxdin Ladhiman gaadhay(Video)
- May 17, 2013
Aduunkan intaad Nooshahay Waxwalba Waad arkaysaa Waxaad nala daawtaan libaax meel lagu xanaaneeyo kujira ...
jubaland DAAWO VIDEO:-Sidee U Arkaan Doorashada Axmed Madoobe Bulshada Kismaayo
- May 17, 2013
QeyBaha kal duwan ee kismayao waxay Siweyn u tageereen Inay loo Doorto Axmed madoobe  ...
hootyo inankeeda DAAWO VIDEO: Dhacdo ka yaabisay Dad badan oo Caalamka Dushiisa ku nool “Toloow Maxay tahay?
- May 17, 2013
Muuqaalka maanta waa mid ka yaabiyay Caalamka kadib Hooyo cunugeeda uga tagtay Goobta Tariimada ...
isimada puntland Dhagayso:Afhayeenka Isimada Puntland Garad Cabdulaahi “Jubbaland Way Guulaystay Caalamku waa Inuu Tageera
- May 17, 2013
Afhayeenka Isimada Puntland oo la hadlay Warbaahinta  ayaa kawaramay qaabka ay u dhacday Doorashadii ...