Dhagayso: Gabdhyar oo sixun loo kufsaday iyo cida kadanbaysay oo lasheegay

Goor  Baryahani danbe Soo badanayan Dilal Lagula kacayo Gabdho Iyo Dumar Magalada muqdisho Ayaa waxa xalay laga helay degmada Dayniile Maydka Haweenay Dhalin yaro ah.

Sida lasheegayo Kooxahani Ayaa Surka Mindi uga Jaray Iyadona loo badinayo inay Kufsi Uga Gol lahyeen Dilka Gabrtani yar.

Qaar kamida Masuulinta Degmada Deyniile Ee gobolka banaadir oo Warbaahinta la hadlay Ayaa Sheegay Inaysan Garanyn Sababta Loo Diley.

Halkani riix Dhagayso gudoomiyaha Degamada dayniile Oo ka hadlaya Dhacadani.

Daahir xasan oo  Ah gudoomiyaha Degtmada dayniile Ayaa Sheegay Inay Ku daba jogan ciidamada Iyo maamulka Kooxahani Dilka Geystey.

Dalka soomaaliya Ayaa Kalinta ugu saraysa waxa uu kaga jira Dalalka lagu dhibateeyo Haweenka Soomaaliyed kuwa oo loogeysto Kufsi,Dil,Iyo Mid ka Baxsan Xuquqda Bini’adanimada.

waxana inta Badan magalada muqdisho lagu Arkayey Qaar kamida ciidamada dowlada oo intay Soo Xidhaan Dhar caadiya Kufsi u Geysta haweenka.

lakiin maxkamada sare ee ciidamada iyo madaxda dowlada ayaa Amar ki bixiyey In ladilayo ruuxa lagu helo arimahaasi.

Warbixin Dhawan Soo sartay hayada Human Right Watch Ayey Ku Sheegay inay siikor dhayaan dhibatada loogaysanayo haweenka Aan qaan gaadhka hayn dalka soomaliya Uu kalinta ugu horayso kaga jiro

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (0)




caabudwaaq  mudaharaad Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
daroogada Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya” Daawo Filim Fadeexad Leh oo laga Soo Duubay”
- May 22, 2013
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro ...
dagaal xildhibaanada Kulankii Baarlamaanka ee Mooshinka Kusaabsana oo Cagta Hoosteeda Lagaliyey iyo Buuq Gacan qaad Meesha kadhacaya(Dhagayso)
- May 22, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta gollaha shacabka Magaalada Muqdisho Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ...
suhuur Daawo Muuqaal Laga Duubay Fanaanadda Zahuur Axmed oo Ku Caytamaysa Waxaan Afka Lasoo Marin karin(Video)
- May 22, 2013
Xilli fanka Somaliya uu noqday mid aan laheyn faaf reeb oo uu fanaanka  uu ...
haweenka puntland oo taageeray jubbaland Dhagayso:Haweenka Reer Puntland oo Tageero Xoogan U Muujiyey Maamulka Jubbaland Sidoo kalena Eed Kulul Dusha Uga Tuuray Xaad iyo Axmed Diiriye
- May 22, 2013
Iyadoo 15 Bishan May Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Iyo Ku Xigeenkiisa Ayaa ...
sanjay duud oo waashay Aktarka Weyn ee Reer Hindiya Sanjay Dutt oo Cudur Maskaxda ah Ku Dhacay(Daawo Video)
- May 22, 2013
Waxaa xabsiga wayn ee ku jira Actarka Caanka ah ee Sanjay Dutt ku booqday ...
doorashadii Madaxweynaha Jubbaland2 Dhagayso:- Ugaaska Carab Somali “Adeeroow Maamulka Jubbalnd Saddexda nin ee ugu Sareeya Daarood ayaan Kadhignay Waana Lagu Wada Heshiiyey”
- May 22, 2013
Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka oo isagoo ku ...
madaxweyne Xasssan Sheekh Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gabaygii Sanadka tiriyey, kana hadlay xaqiiqda,{Video}.
- May 22, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Maxamuud Culusow ayaa soo tiriyey gabaygii ugu xaqiiqda weynaa ...
wiil jaceyl hayo Alla Gabdhaha Qaar Naxariis Daranaa”Daawo Gabadh Wiil Jaceyl Been Ah Ku Abuurtay Markii Danbena Kaga baxday iyo Wiilka oo Xaalad Halis ah Kusugan
- May 22, 2013
Daawadayaal maanta waxaan idin hayaa muuqaal aad u xiiso badan kaas oo ah wiil ...
xildhibaanada kismaayo gaadhay Dhagayso:Xildhibaanadii Waday Mooshinka Kadhanka ahaa Saacid ayaa Shir Jaraa’id Qabtay”’ Islamarkaana War Muritiyeed Xasan Sheekh Kanaxay Kasoo Saaray”
- May 22, 2013
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ...
Gabadh fariin Daawo Gabadh Soomaaliyeed oo Fariin oohin Leh Kasoo Dirtay Dalka Maraykanka(Daawo Video Aad Yaabi Doontin)
- May 21, 2013
Gabadh Soomaaliyeed oo Kunool Wadama Ameerika ayaa Waxay Soo Dirtay Waxqabad Rag Soomaaliyeed inbadan ...
kismaayo wafdi Dhagayso:- Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Kismaayo gaaray Si ay ugu Kuur Galaan Xaalada Dhabta ah
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya halkaasi maanta inay gaareen Wafti ka socda ...
faroole Dhagayso:Faroole oo baaq u diray Xukuumadda Madaxweyne Xassan Sheikh.
- May 21, 2013
C/Raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole, oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ...
Nin dad cunaya Daawo Video:-Hadaawan Hadaad Ka Yartahay 18 Jir ”Nin Dad Qalato ah oo Cunaya 2 Qof Si Live Kadib Latoogtay!!
- May 21, 2013
Digniin ha daawan hadii aadan awoodin muuqaalka..Nin dadka cunaya si live ah,,,,Booliska Magaalada Miami ...
Banaanbax lagaga soo horjeedo mooshinkii saacid9 Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka Xukuumadda laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
- May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo ...
Reer Sweden Daawo Dumarka Soomaaliyeed ee Sweden Kudhaqan Qaabkan Xun ay ula Dhaqmaan Ragooda(Daawo Video Adaa Yaabi Doona)
- May 21, 2013
Muuqaalkaani ayaa waxaa uu ka turjumaaya mid dhab ah oo laga sameeyay haweenka soomaalida ...
Members of the hard line al Shabaab Islamist rebel group parade during a military training exercise in Huriwaa district, southern Mogadishu Dhagayso:Al-Shabaab oo Si Culus uga Hadashay Weerarkii ay Kuqaadeen Madaxtooyada Villa Somalia
- May 21, 2013
Shir Jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ...
Taageero Bare Hiiraale Daawo Xaflad Wacdaro Wadata oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo Maraykanka ka dhacday(Video
- May 21, 2013
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo isagu kamid ah Ragga isku caleema ...
xarunta barakacaaysaha Garoowe15 Dhagayso+Sawiro:- C/ Raxmaan Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray 600 oo Guri..
- May 20, 2013
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 ...
kufsi11 Subxaanallah;Daawo Muuqaalka Gabar Lakufsaday,Yaa kufsaday Afka Lama soomarin karo ee Daawo murugada,(YAAB Video)
- May 20, 2013
Arin Naxdin iyo Sharaf daro ku ah ummada Soomaaliyeed ayaa  lasoo ban dhigay  ,subxaanallah,waxa ...