Realmadrid oo ciyaaryahano dhowra caawa nasandoonaan
Waxa uu shaaciyay tababaraha naadiga Real Madrid “Jose Mourinho” inuu nasin doono badh ka mida ciyarhanadiisa, markaana waxa uu soo kaxaystay 18 ciyaryahan, ciyaarta ay la ciyaari doonan naadiga Ajax Amesterdam laguna ciyaari doono garoonka Santiago Bernabéu, kulanka ugu dambeeya Group-yada Champions league.
Ciyaryahanada uu nasiyay “special one” waxa ka mida “ Casillas,Ramos,Alonso” , waxa kale oo ka maqnaan doono kulanka difaacyahanka “Alvaro Arbeloa” card-kii casaa ee uu qaatay awgeed ciyaartii ay la ciyaarayen Manchester City.
Waxana lagu soo badalay ciyaryahanada ka maqan ciyaarta caawa ciyaryahano ka socda yaryarka ama madarasada Real Madrid ee lagu magacabo “Castilla” sida” José Rodrigues iyo cheryshev” waxanay u timi liiska uu so kaxaystay tababare Mourinho sidan:-
Goalkeepers: Adán y Jesús.
Defenders: Varane, Pepe, Coentrão, Carvalho, Nacho.
Midfielders: Khedira, Kaká, Özil, Modric, Callejón, Di María, Cheryshev José Rodríguez.
Forwards: Cristiano Ronaldo, Benzema Morata.
Daawo Video badan oo xiiso leh
