Degdeg:Xildhibaan yuusuf xassan oo lala Beegsaday Qarax hada
Wararka ka Soo baxay Qaraxii ka Dhacay Xafada islii Eee magalada nairobi Ayaa Ku waramaya Inuu Qaraxa Ahaa Mid lagu Weeraray Masjidka Hidaya Ee Xaafada Islii Oo Uu Ku Sugna Xildhibaan Yusuf xasan kuna dhaawacmay.
Ilaa Hada lama Soo Sheegen Qasaaraha Qaraxani ka dhashay In kasta Oo lagu Waramayo Inuu Wax Yeelo ka soo gaadhey Dad Shacaba.
Hase Ahatee waxa La Soo Sheegaya Inuu Qaraxani ka Dhacay goobta uu Ku Sugnaa Xildhibaanka Laga soo doorto Degmada kamakuji Yusuf xasan dhawacna ka soo gaadhay.
Kadib markii Qaraxa uu ka Dhacay xafada Jamka ee Islii Ayaa Halka waxa Soo buux Dhaafiyey Ciidamo Badan oo ka Tirsan kuwa amaanka Kenya Oo goobtaasi xidhay.
Goob Jooge ku Sugan Goobta uu Qaraxa Ka Dhacay Ayaa Qodob.comwaxa Uu U Sheegay Inuu Arkayey Dhawacyo goobta laga Qadayo.
Xaafada Jamka Oo Labadii maalin ugu danbeyey Ciidamada amaanka Howl galo ka wadeen kadib markii dhowr jeer Qaraxyo ka Dhaceen Ayaa waxa uu Qaraxani noqonaya Kii Ugu danbeyey.
Xiliga Qaraxa dhacay ayaa Guud ahaan waxa Soomaalida islii guryaha Ku Carareen Iyagoona Ka Cabsi qaba Inay dhibaato ka Soo gaarto.
Qarax Yadani ak Dhacaya magalada nairobi Ayaa Samayn Weyn waxay ku Yeesheen soomaalida islii Xili Lagu guda jiro Diwaan galinta Doorashiiyinka Dalka Kenya
Daawo Video badan oo xiiso leh
