Daawo Video:Xagey kudanbaysay orodyahanadii soomaaliyeed ee Zamzam Maxamed faarax
Zamzam Maxamed Farah oo Orodka Olypic-kada Mataashay Dalka Soomaaliya ayaa ka gadaal waqtigii uu soo idlaaday Cayaarahu waxay Zamzam Noqotay mid siyaabo kala gadisan wax looga sheego.Taleefashinka Caalamiga ah ee Somali Channel ayaa xog kasoo diyaariyey halka ay ku danbaysay Zamzam M Farax
Zamzam oo Waqtigaasi Lagu booqday Garoon ay ku Tababaranaysay ayaa Taleefashinka Somali Channel Uga warbixisay Nolosheeda & Hadafka ay kaleedahay Cayaaraha Soo Socda.
Nala Daawo Muuqaalka Orodyahanada Soomaaliyeed ee Zamzam & Cabdi Kariin Cali oo ah Soo saaraha Barnaamijkan Gaaban.
HALKAN KADAAWO ZAMZAM
Daawo Video badan oo xiiso leh
