Dhagayso:Dagaal culus oo jilbaha laysku dhigtay oo dhexmaray ciidamo kakala tirsan puntland iyo Galmudug
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamo katirsan kuwa Galmudug ay howlgal ka sameeyeen gudaha magaalada dhanka maamulka Puntland.
Howlgalkas ayaa waxaa ka dhashay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoona la maqlayay hub ay madaafiic ka mid yihiin.
Riix Halkan si ad udhagaysato Xaaladii ugu danbeeyay ee dagaalka.
Saraakiil katiran ciidamada Galmudug ayaa sheegay in dagalakan uu udhaxeeyay ciidamo kuwa amaanka Galmudug ah iyo maleeshiyaad isbaaro dhigtay.
Dhanka Puntland kama aysan hadlin weerarkan maanta ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.q
Daawo Video badan oo xiiso leh
