Lamaane kala fog Taleefan maku raaxeeysan karaan (Jawaab diini ah)
Dec 7, 2012 -

Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in la ogaado su’aasha ah , Lamaanaha is qaba ee xalaasha isku ah maku raaxeeysan karaan Taleefanka.
Sida sharciga islaamka ku soo aroortay ninka xaaskiisa wax kasta oo uu ku raaxaysan karo waa ku samayn karaa wixii daliil khaas ah ku soo arooray mooyee,
Allaah wuxuu yiri { نساؤكم حرث لكم فأتوا حرثكم أنى شئتم } (Naagihiina waa beerihiina ugu taga beerihiina saad doontaan ) Alle wuxuu kaloo yiri :
وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ* إِلَّا عَلَى أَزْوَاجِهِمْ أوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ
((mu’miniinta) waa kuwa ilaaliya farjigooda xaaskooda mooye iyo wixii gacantooda xanatay oo addoon ah,dadka doona arrinkaas wixii ka soo haray waa kuwa xadgudbay)
Marka xaaska wax kasta raaxaysi ah waad ku samayn kartaa istiin sheeko galmo Alle ayaa kuu banneeyey, marka waxaa isweydiin mudan ma bannaantahay ninka inuu xaaskiisa taleefan ugu raaxeeyo ?
Culimo qaarooda waxay dheheen haddii uu hadalkeeda ku gudan karo uuna u baahanaynin gacantiisa way bannaantahay laakin haddii uu u baahdo inuu gacantiisa isticmaalo ma u bannaana waa seego culimada qaarkooda waxay eegeen haddii qofka uu ka fogyahay oo ka baqayo inuu sino ku dhaco waa samayn karaa raaxada taleefanka xitaa haddii uu gacanta ku dhamaystirto maxaayeelay madaahibta islaamiga qaar baa qaba haddii qofka uu ka baqo sino inuu biyaha iska bixin karo waxaana laga wariyay imaam axmad,
Caalimka la oran jiray ibn xazm isaga seegada wuu banneyeyba wuxuu daliilsaday وقد فصل لكم ما حرم عليكم (Alle waa idin faahfaahiyey waxa uu idinka xarrimay)
Su’aashan waxaa la weydiiyay Sheekh ibn cuthaymiin wuxuu ku jawaabay waa banaantahay qofka inuu ugu raaxeeyoo xaaskiisa taleefanka laakin inuu gacantiisa adeegsado ma u bannaana haddii uu sino ka baqo mooyee. marka waxaan kaloon ku dari lahaa qofka la sheekaysanayo xaaskiisa waa inuu iska jiraa taleefanka maxaayeelay waxaa laga yaabaa ina la din dhegeyso.
Bogga Hore ku Laabo
Bogga Ciyaarah Akhri
Daawo Video badan oo xiiso leh
Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey
Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com
Dhagayso: Faroole oo cadaalad daro kutilmaamay Go’aankii IGAD
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka Hadlay Dhismaha Jubaland iyo dhowrista dastuurka DFS ayuu soo ...
Subxaanalaah:Daawo Faysal Cali Waraabe oo Diinta islaamka Si Weyn ugu Gafey(Video)
- May 25, 2013
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland Faisal Cali Waraabe, oo Wareysi gaaban ...
Dhagayso Maamulka Jubbaland oo Si Kulul uga Hadlay War Murtiyeedkii IGAD Kasoo Baxay
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qodobadii Dowladu ay Shaacisay Sheegayna In ...
Daawo Muuqaal Naxdin Leh:Gabadh Wariye ah oo Madax Qaawan oo Sheekh Caalima ku amray Inay Madaxa Asturto iyo Gabadhii oo Arin Naxdin Leh Sheekha Hortiisa Kusamaysay
- May 25, 2013
Waxaan halkaan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaal cajiib ah oo ku saabsan arin aad ...
Daawo Sawirada Shacab Careysan oo bililiqeysanaya Xarun uu lahaa Xisbiga Faroole.
- May 25, 2013
Xarunta uu ku leeyahay Degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari Xisbiga Talada Puntland haya ...
Dhagayso:- Dowlada oo guulo ka sheegatay dagaal ay La Galeen Al-Shabaab
- May 25, 2013
Dagaal qaraar oo u dhexeeya Ciidamadda Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca, Ciimadda Dowladda oo kaabaya, iyo ...
Dhagayso Arin Yaab Leh oo Kasoo Cusboonatay Magaalada Kismaayo
- May 25, 2013
Tan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha ...
DAAWO: Aadan Siiro oo Caayey Xasan Sheekh & Magaalada Muqdisho (Yaab)
- May 25, 2013
Sheekh Aadan Siiro (Aadan Ziiroo) oo ay Madax martay Siyaaasada Guracan ee Maamulka uu Hogaamiyo ...
Dhagayso: Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay Burburinayaa maamulka J-land Xamarna lagu khasban yahay,{Waraysi}.
- May 25, 2013
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibedda Soomaaliya oo Soomaaliya shirkaasi u matalayasay ayaa ...
Daawo Fadeexo: Fanaanada Labadhagax oo Ceeb tii ugu Xumeyd Kala Kulantay Dadweynaha Hortiisa….Maxay Samaysay Baad umalaynaysaa?Video
- May 24, 2013
Fanaanada Seynab Labadhagax ayaa Waxaa ku dhaday fadeexad tii ugu weyneyd kadib markii cod ...
Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...
Dhagayso:Bare Hiiraale oo Fur furis Ku Bilaabay Maamulka Faraha badan ee kismaayo qaarkood
- May 24, 2013
Cumar Burale Axmed oo isagu sheegta inuu yahay Maamulka Jubba State waxaa maanta Hoyga ...
Dhagax Mas isku Badalay Subxaalaah Daawo Video Mucjisada Ah(Daawo Video)
- May 24, 2013
Xasbunalaah Muuqaalkaani oo ah mid kamidaa mucjisooyinka rabaaniga ah ayaa waxaa uu yahay in ...
Video: Wiil Soomaali Ah Oo Ubax Dhigay Goobtii Askariga lagu Dilay london
- May 24, 2013
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa ...
Dhagayso:Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Xasan Sheeekh ugu Baaqay inuu Ka Fiirsado hadalada
- May 24, 2013
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la ...
Daawo Video Fadeexad Leh-Naag Iyadoo Galmo Xaaraana Samaynaysa Ninkeeda Ku qabtay
- May 24, 2013
Haweenay Marwo ah ama la qabo ayaa lugaha la gashay ceeb tii ugu xumeyd ...
Dhagayso+Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qado Sharaf Ku Abaal mariyey Xildhibaanadii Mooshinka Hor istaagey
- May 24, 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha ...
DAAWO VIDEO NAXDIN OOHIN LEH:-Gabar Soomaaliyeed Labada kali…..
- May 24, 2013
Dhacdadani Murugada Badan ayaa Soo food Saartay gabar soomaaliyeed Iyadoona Labada kali Aysan Shaqeyn ...
Dhagayso:- Xasan Sheekh oo Addis Ababa u dhoofay iyo Ujeeadada Safarkiisa
- May 24, 2013
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, ...
Car Daawo Muuqaalkan oo Bal Rumayso”Nin Carab ah oo Cunaya Masas,Dhalooyin,Biro”
- May 23, 2013
Subxaanallah daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal mucjiso ah,nin carab ah ayaa waxa uu ...