Dhagayso: Qudbadihii Shirka maanta kafurmay Berde khaatumo Iyo waliba hadalo xamaasad Leh oo halkaa laysku Dhaafsaday

Kulan balaadhan oo lagu qabtay Berde Khaatumo oo ah halkii lagu asaasay dawlad Goboleedka Khaatumo ayaa Maanta Issimada Dhaqanka iyo Masuuliyiintii Maamulka Khaatumo ee safarada Shaqo ku soo maraya Magaalooyinka Muqdishi, Wadamada Kenya, iyo Turkey ayaa ka warbixiyey Shaqooyinkii ay soo qabteen iyo Guud ahaanba xaalada Maamulka Khaatumo , Colaadaha kasoo Cusboonaaday degmada Xuddun iyo Mawqifka Golaha Dhaqanka iyo Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo ee ku wajahan Colaadaasi.
Aayadaha Quraanka kariimka ee qawlka rabi iyo wacdi Diini ah oo uu ku furay Sh Axmed Nuur kadib ayaa waxa waqrbixin dheer oo ku saabsan safaradoodii shaqo ee ay ku joogeen mudada Sheer Magaalada Muqdisho iyo wadanka kenya

HLAKAN RIIX DHAGAYSO QUDBADAHA

 

halkaasi kasoo jeediyay wasiirka Amniga ee maamulka Khaatumo Maxamed Ducaale.oo wax badan ku dheeraaday xidhiidhka Dawlada Federaalka iyo Maamulka Khaatumo.
Ugaas cabdilaahi Ciise Nuur oo ka mid ah Golaha Dhaqanka ee maamulka Khaatumo ayaa warbixin ka bixiyey Wadamada Dibada ee ay Booqashada ku mareen iyowaxyaabihii vay kawada hadleenba.
Garaaad jaamac garaad Ismaaciil ayaa isaguna u gudbiyey Shacabka Reer Khaatumo Salaan uu Sheegay inuu uga wado madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya
Garaad saleebaan garaad maxamed iyo Suldaan Siciid Guuleed bare, garaad Jaamac Garaad Cali iyo weliba Garaad cabdisalaan Xassan Maxamed oo iyaguna Goobtaasi ka hadlay ayaa Dhamaan toodba iyagu hadalkooda diirada ku saaray Arrimaha Amniga Maamulka Khaatumo iyagoo ugu baaqay Maamulka Somaliland inuu Ciidamadiisa kala Baxo Deegaanada Khaatumo
Wasiirka Horumarinta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Maamulka Khaatumo ayaa isaguna warbixin kooban oo ku saabsan Garoonka Diyaaradaha Ee Sayid Maxamed Cabdule Xassan oo afartii Bishan ay kasoo Degtay Diyaaridii ugu Horeysay waxan uu Xusay In Wasaaradiisu ay Qorshaha ugu Jirto Dhisme garoomo Diyaaradeed oo kale oo ay Yeeshaan Deegaano Kale oo Ka tirsan Dawlad Goboleedka Khaatumo State.

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (1)

  1. From sax dheer says:

    Ishi kanaxaday nafta waaa. Hadan nahay dhalinta reer khatumo waa inan qadana qoryaha dhamantin hadan jirno dibad iyo dalkab. Guuul garad jamac garada cali iyo indhashil




Xasan iyo Axmed Madoobe Dhagayso Labada Dihinac ee Dowlada iyo Maamulka Jubbaland Hanjabaadyo kasoo kala Jeediyey Natiijadii Shirkii Igad Kasoo baxday
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland ayaa DFS Ku edeyeey In ay kawado Magaalada Kismaayo Abaabul Dagaal sida ...
nin gubanaya Hadaawan Hadaad Qalbi Jilicsantahay: Daawo Nin isagoo Nool Dab isqabadsiinaya Sababtuna Tahay Diinta(Video)
- May 25, 2013
Nin aaminsanaa diinta Budhisamka ayaa lagusoo waramayaa inuu is qabad siiyay dab kadib dibad ...
Qiso jacey Xishooodka hablaha iyo Xanuunka jacaylka Qiso Jaceyl oo Taxane Ah:Xishooodka hablaha iyo Xanuunka jacaylka:Q:23aad
- May 25, 2013
Qaybtii 22aad Waxay inoo joogtay Subeer iyo Salma oo jooga hotel oo murmaya,  Wakhtiga ...
faroole Dhagayso: Faroole oo cadaalad daro kutilmaamay Go’aankii IGAD
- May 25, 2013
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka Hadlay Dhismaha Jubaland iyo dhowrista dastuurka DFS ayuu soo ...
faysal2 Subxaanalaah:Daawo Faysal Cali Waraabe oo Diinta islaamka Si Weyn ugu Gafey(Video)
- May 25, 2013
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland Faisal Cali Waraabe, oo Wareysi gaaban ...
fartaag Dhagayso Maamulka Jubbaland oo Si Kulul uga Hadlay War Murtiyeedkii IGAD Kasoo Baxay
- May 25, 2013
Maamulka Jubbaland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qodobadii Dowladu ay Shaacisay Sheegayna In ...
Sheekha Daawo Muuqaal Naxdin Leh:Gabadh Wariye ah oo Madax Qaawan oo Sheekh Caalima ku amray Inay Madaxa Asturto iyo Gabadhii oo Arin Naxdin Leh Sheekha Hortiisa Kusamaysay
- May 25, 2013
Waxaan halkaan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaal cajiib ah oo ku saabsan arin aad ...
faroole oo la bililiqeystay2 Daawo Sawirada Shacab Careysan oo bililiqeysanaya Xarun uu lahaa Xisbiga Faroole.
- May 25, 2013
Xarunta uu ku leeyahay Degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari Xisbiga Talada Puntland haya ...
Somali government soldiers battle against members of the al Qaeda-linked insurgents al Shabaab from their truck around Hodan district in Warshada village of the capital Mogadishu Dhagayso:- Dowlada oo guulo ka sheegatay dagaal ay La Galeen Al-Shabaab
- May 25, 2013
Dagaal qaraar oo u dhexeeya Ciidamadda Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca, Ciimadda Dowladda oo kaabaya, iyo ...
Garoonka kismaayo Dhagayso Arin Yaab Leh oo Kasoo Cusboonatay Magaalada Kismaayo
- May 25, 2013
Tan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha ...
aadan siiro DAAWO: Aadan Siiro oo Caayey Xasan Sheekh & Magaalada Muqdisho (Yaab)
- May 25, 2013
Sheekh Aadan Siiro (Aadan Ziiroo) oo ay Madax martay Siyaaasada Guracan ee Maamulka uu Hogaamiyo ...
foosiya Dhagayso: Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay Burburinayaa maamulka J-land Xamarna lagu khasban yahay,{Waraysi}.
- May 25, 2013
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibedda Soomaaliya oo Soomaaliya shirkaasi u matalayasay ayaa ...
labadhagax Daawo Fadeexo: Fanaanada Labadhagax oo Ceeb tii ugu Xumeyd Kala Kulantay Dadweynaha Hortiisa….Maxay Samaysay Baad umalaynaysaa?Video
- May 24, 2013
Fanaanada Seynab Labadhagax ayaa Waxaa ku dhaday fadeexad tii ugu weyneyd kadib markii cod ...
mudaharaad jabuuti3 Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka ...
bare hiiraale iyo Axmed Madoobe Dhagayso:Bare Hiiraale oo Fur furis Ku Bilaabay Maamulka Faraha badan ee kismaayo qaarkood
- May 24, 2013
Cumar Burale Axmed oo isagu sheegta inuu yahay Maamulka Jubba State waxaa maanta Hoyga ...
BULLSNAKE Dhagax Mas isku Badalay Subxaalaah Daawo Video Mucjisada Ah(Daawo Video)
- May 24, 2013
Xasbunalaah Muuqaalkaani oo ah mid kamidaa mucjisooyinka rabaaniga ah ayaa waxaa uu yahay in ...
somali Video: Wiil Soomaali Ah Oo Ubax Dhigay Goobtii Askariga lagu Dilay london
- May 24, 2013
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa ...
fartaag Dhagayso:Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Xasan Sheeekh ugu Baaqay inuu Ka Fiirsado hadalada
- May 24, 2013
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la ...
sb10064861z-001 Daawo Video Fadeexad Leh-Naag Iyadoo Galmo Xaaraana Samaynaysa Ninkeeda Ku qabtay
- May 24, 2013
Haweenay Marwo ah ama la qabo ayaa lugaha la gashay ceeb tii ugu xumeyd ...
madaxweynaha Qado sharaf u sameeyey Xildhibaanada3 Dhagayso+Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qado Sharaf Ku Abaal mariyey Xildhibaanadii Mooshinka Hor istaagey
- May 24, 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha ...