Dowlada Mareykanka oo balanqaaday sidii ciidmada Soomaaliya looga dhigi lahaa Commonder(loo qalabayn lahaa)

Dowlada Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya haatan ay u talaabsatay dhanka horumarka islamarkaana ay u baahan tahay sidii loo gacan qaban lahaa.
Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka Uganda oo gaaray dalka Uganda ayaa waxa uu kulumo kala duwan la qaatay Mas’uuliyiinta dowlada Uganda iyo waliba safiirka Soomaaliya u fadhiya Uganda,waxa ayna kawada hadleen arimaha Soomaaliya iyo horumarka lagu talaabsaday.

Safiirka Mareykanka u fadhiya Uganda Soctt.H Delisi ayaa sheegay in Mareykanka haatan u bisil yahay sidii taageero dheeri u sii lahaa Soomaaliya oo u dhaqaaqday dhanka horumarka iyo sidii dalka loogu soo celin lahaa Soomaaliya haykalkii dowladnimo ee wadanka ka jirtay.

Waxa uuna Safiirka uu sheegay in Mareykanka uu balanqaadayo qalabeynta iyo tayeynta ciidamada Pooliiska Soomaaliyeed si awood ugu yeeshaan adkenta ammaanka guud ahaan dalka Soomaaliya.

Sidoo kale Safiirka Mareykanka u fadhiya Uganda Soctt.H Delisi ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in Mareykanka uu horay u garab taagnaa Soomaaliya hadana uu sii balaarinayo taageerida Soomaaliya Mareykanka uu siinayo.

Kulanka labada safiir ee Soomaaliya iyo Mareykanka Dr Sayd Axmed Shiikh Daahir iyo Soctt.H Delisi ayaa waxaa uu imanayaa xili wadamada daneya arimaha Soomaaliya ay gacan weyn ka geysanayaan sidii dalka Soomaaliya uu ugu soo laaban lahaa dhabihii horumarka.

Ugu danbeynta Safiirka ayaa soo hadal qaaday howlgalka Midowga africa ay ka wadaan soomaaliya,waxa uuna carabaabay in guulo iyo hormar la taaban karo ay ka gaareen dagaaladii ay la galeem AMISOM.

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (0)




sb10064861z-001 Daawo Video Fadeexad Leh-Naag Iyadoo Galmo Xaaraana Samaynaysa Ninkeeda Ku qabtay
- May 24, 2013
Haweenay Marwo ah ama la qabo ayaa lugaha la gashay ceeb tii ugu xumeyd ...
madaxweynaha Qado sharaf u sameeyey Xildhibaanada3 Dhagayso+Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qado Sharaf Ku Abaal mariyey Xildhibaanadii Mooshinka Hor istaagey
- May 24, 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha ...
caawi gabadha DAAWO VIDEO NAXDIN OOHIN LEH:-Gabar Soomaaliyeed Labada kali…..
- May 24, 2013
Dhacdadani Murugada Badan ayaa Soo food Saartay gabar soomaaliyeed Iyadoona Labada kali Aysan Shaqeyn ...
xasan sheekh Dhagayso:- Xasan Sheekh oo Addis Ababa u dhoofay iyo Ujeeadada Safarkiisa
- May 24, 2013
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, ...
Nin Masaska Cuna Car Daawo Muuqaalkan oo Bal Rumayso”Nin Carab ah oo Cunaya Masas,Dhalooyin,Biro”
- May 23, 2013
Subxaanallah daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal mucjiso ah,nin carab ah ayaa waxa uu ...
naag nin dilaysa Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video Adaa Xanaaqidoone)
- May 23, 2013
Muuqaalkan Markaad daawato nin iyo naag kaa doontid ahoow u dulqaadanmaysid naag sida ay ...
saacid Dhagayso:RW Saacid oo Hadal ay uqaadanwaayeen Ujeediyey Xildhibaanadii Mooshinka Keenay..Muxuu Yahay Hadalkaasi?
- May 23, 2013
Kulan ay Maanta  ku yeesheen Magaalada Muqdisho Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo shir Guddoominayay ...
shirka afrika AKHRISO MAGACYADDA:- Midowga Africa oo Saddax dal ka mamnuucay ka qeybgalka Shirka Addis Ababa dhawaan ka furmaayo
- May 23, 2013
War qoraal ka soo baxay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee Midowga Africa, ayaa waxaa ...
dagaal culus Dhagayso:- Dagaal ay ka qayb qaateen Ciidamadda Kilil5 aad oo ka dhacay Xuduuda Ethiopia la wadaagto Hiiraan.
- May 23, 2013
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Coll Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin dheeraad ah ...
weerarkii London DAAWO MUUQAALKA: Labadii Nin ee Askariga Ku Dilay London oo La Soo Bandhigay
- May 23, 2013
Asakari British ayaa Magaalada London waxaa ku dilay laba nin oo sida la sheegay ...
cabdiraxmaan caynte Madaxa Hay’ada HIPS: Madaxda dawladdu wey kala fur fureen Xildhibanadii balse weli Mooshinkii ma fashilmin,{DHAGAYSO}.
- May 23, 2013
C/raxmaan Caynte oo ah madaxa hay’ada daraasaadka ee Soomaaliya ayaa faallo dheer ka bixiyey ...
sirta Dumarka Wax ka ogoow (Sirta Cusub ee Dumarka Wax ka Ogow) Video aad yaabidoonto Dumar Khiyaano Toos ah Samaynaya
- May 23, 2013
Alaaba waxaa hal heys iyo oraahnoqotay ( Sir dumar lagama sal gaaro ) taasoo ...
Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed Dhagayso:Taliye Katirsan Ciidamada Dowlada oo Deg Deg Loo Bedelay….Maxay Tahay Sababta?
- May 23, 2013
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka sameeyay degmada Baladxaawo ee ...
nimco1 Nimco Dareen oo weerartay Rag Qoray Inay Taageertay Jubaland (DAAWO)
- May 23, 2013
Faanaanada Codka baxsan ee Nimo Dareen ayaa Si cadho leh uweerartay Qaar kamida warbaahinta ...
caabudwaaq  mudaharaad Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
daroogada Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya” Daawo Filim Fadeexad Leh oo laga Soo Duubay”
- May 22, 2013
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro ...
dagaal xildhibaanada Kulankii Baarlamaanka ee Mooshinka Kusaabsana oo Cagta Hoosteeda Lagaliyey iyo Buuq Gacan qaad Meesha kadhacaya(Dhagayso)
- May 22, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta gollaha shacabka Magaalada Muqdisho Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ...
suhuur Daawo Muuqaal Laga Duubay Fanaanadda Zahuur Axmed oo Ku Caytamaysa Waxaan Afka Lasoo Marin karin(Video)
- May 22, 2013
Xilli fanka Somaliya uu noqday mid aan laheyn faaf reeb oo uu fanaanka  uu ...
haweenka puntland oo taageeray jubbaland Dhagayso:Haweenka Reer Puntland oo Tageero Xoogan U Muujiyey Maamulka Jubbaland Sidoo kalena Eed Kulul Dusha Uga Tuuray Xaad iyo Axmed Diiriye
- May 22, 2013
Iyadoo 15 Bishan May Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Iyo Ku Xigeenkiisa Ayaa ...
sanjay duud oo waashay Aktarka Weyn ee Reer Hindiya Sanjay Dutt oo Cudur Maskaxda ah Ku Dhacay(Daawo Video)
- May 22, 2013
Waxaa xabsiga wayn ee ku jira Actarka Caanka ah ee Sanjay Dutt ku booqday ...