Dowlada soomaaliya oo beenisay inay wax ka ogtahay Shirka ay qabanqaabinayso Hay’ada Qaramada Midoobay

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la socon waxbana ka ogeyn abaabulka iyo Ajandaha Shirk ay qabanqaabineyso Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka oo kaashaneysa NGOs.

Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan.

Sida ku cad dastuurka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dowladda Soomaaliyeeed waxey xaq dhowreeysaa, xurmeyneeysaana xuquuqda aadanaha iyadoo arrinkaas laga ambaqaadayo, Xukuumaddu waxey ku dhaqaaqday tallaabooyin cad cad oo lagu xaqiijinayo laguna dhowrayo xuquuqda Dumarka iyo dadka laga tirada badanyahay.

Dowladda Soomaliya waxay caddeyneysaa inay diyaar u tahay kana shaqeyneyso dhameystirka geedi socodka lagu meelmarinayo barnaamijka Universal Periodical Review (UPR), iyadoo meelmarinta barnaamijkaas uu ka dhimanyahay ansixinta Baarlamanka Soomaaliya oo qura.

Haddaba Xukuumadda Soomaaliya waxeey muujineysaa dareenka ay ka qabto shir ay abaabuleyso Hey’adda Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka oo kaashaneysa NGOs, shirkaas oo aysan dowladdu la socon waxna ka ogeyn abaabulkiisa iyo ajandihiisaba.

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (0)




bare hiiraale iyo Axmed Madoobe Dhagayso:Bare Hiiraale oo Fur furis Ku Bilaabay Maamulka Faraha badan ee kismaayo qaarkood
- May 24, 2013
Cumar Burale Axmed oo isagu sheegta inuu yahay Maamulka Jubba State waxaa maanta Hoyga ...
BULLSNAKE Dhagax Mas isku Badalay Subxaalaah Daawo Video Mucjisada Ah(Daawo Video)
- May 24, 2013
Xasbunalaah Muuqaalkaani oo ah mid kamidaa mucjisooyinka rabaaniga ah ayaa waxaa uu yahay in ...
somali Video: Wiil Soomaali Ah Oo Ubax Dhigay Goobtii Askariga lagu Dilay london
- May 24, 2013
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa ...
fartaag Dhagayso:Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Xasan Sheeekh ugu Baaqay inuu Ka Fiirsado hadalada
- May 24, 2013
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la ...
sb10064861z-001 Daawo Video Fadeexad Leh-Naag Iyadoo Galmo Xaaraana Samaynaysa Ninkeeda Ku qabtay
- May 24, 2013
Haweenay Marwo ah ama la qabo ayaa lugaha la gashay ceeb tii ugu xumeyd ...
madaxweynaha Qado sharaf u sameeyey Xildhibaanada3 Dhagayso+Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qado Sharaf Ku Abaal mariyey Xildhibaanadii Mooshinka Hor istaagey
- May 24, 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha ...
caawi gabadha DAAWO VIDEO NAXDIN OOHIN LEH:-Gabar Soomaaliyeed Labada kali…..
- May 24, 2013
Dhacdadani Murugada Badan ayaa Soo food Saartay gabar soomaaliyeed Iyadoona Labada kali Aysan Shaqeyn ...
xasan sheekh Dhagayso:- Xasan Sheekh oo Addis Ababa u dhoofay iyo Ujeeadada Safarkiisa
- May 24, 2013
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, ...
Nin Masaska Cuna Car Daawo Muuqaalkan oo Bal Rumayso”Nin Carab ah oo Cunaya Masas,Dhalooyin,Biro”
- May 23, 2013
Subxaanallah daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal mucjiso ah,nin carab ah ayaa waxa uu ...
naag nin dilaysa Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video Adaa Xanaaqidoone)
- May 23, 2013
Muuqaalkan Markaad daawato nin iyo naag kaa doontid ahoow u dulqaadanmaysid naag sida ay ...
saacid Dhagayso:RW Saacid oo Hadal ay uqaadanwaayeen Ujeediyey Xildhibaanadii Mooshinka Keenay..Muxuu Yahay Hadalkaasi?
- May 23, 2013
Kulan ay Maanta  ku yeesheen Magaalada Muqdisho Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo shir Guddoominayay ...
shirka afrika AKHRISO MAGACYADDA:- Midowga Africa oo Saddax dal ka mamnuucay ka qeybgalka Shirka Addis Ababa dhawaan ka furmaayo
- May 23, 2013
War qoraal ka soo baxay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee Midowga Africa, ayaa waxaa ...
dagaal culus Dhagayso:- Dagaal ay ka qayb qaateen Ciidamadda Kilil5 aad oo ka dhacay Xuduuda Ethiopia la wadaagto Hiiraan.
- May 23, 2013
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Coll Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin dheeraad ah ...
weerarkii London DAAWO MUUQAALKA: Labadii Nin ee Askariga Ku Dilay London oo La Soo Bandhigay
- May 23, 2013
Asakari British ayaa Magaalada London waxaa ku dilay laba nin oo sida la sheegay ...
cabdiraxmaan caynte Madaxa Hay’ada HIPS: Madaxda dawladdu wey kala fur fureen Xildhibanadii balse weli Mooshinkii ma fashilmin,{DHAGAYSO}.
- May 23, 2013
C/raxmaan Caynte oo ah madaxa hay’ada daraasaadka ee Soomaaliya ayaa faallo dheer ka bixiyey ...
sirta Dumarka Wax ka ogoow (Sirta Cusub ee Dumarka Wax ka Ogow) Video aad yaabidoonto Dumar Khiyaano Toos ah Samaynaya
- May 23, 2013
Alaaba waxaa hal heys iyo oraahnoqotay ( Sir dumar lagama sal gaaro ) taasoo ...
Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed Dhagayso:Taliye Katirsan Ciidamada Dowlada oo Deg Deg Loo Bedelay….Maxay Tahay Sababta?
- May 23, 2013
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka sameeyay degmada Baladxaawo ee ...
nimco1 Nimco Dareen oo weerartay Rag Qoray Inay Taageertay Jubaland (DAAWO)
- May 23, 2013
Faanaanada Codka baxsan ee Nimo Dareen ayaa Si cadho leh uweerartay Qaar kamida warbaahinta ...
caabudwaaq  mudaharaad Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
daroogada Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya” Daawo Filim Fadeexad Leh oo laga Soo Duubay”
- May 22, 2013
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro ...