hanjabaad dhexmartay Ronaldo iyo Florentino Perez

Mar hore waxa la  shaacisay war kasoo baxay saxaafada kasoo baxda wadanka spain ee   “As”   in uu Cristiano Ronaldo  u sheegay mulkiilaha Real Madrid inuu doonayo inuu ka tago kooxda isagoo ku sababay inanu ku faraxsanayn naadiga dhexdiisa ka dib ciyaarti Granada  ay la ciyaarayeen September tii hore

Halkaas oo ay ka faafiyeen saxaafadaha  Catalonian-ta ah, se dadka badankoodu aanay rumaysan sababo badan awgeed, waayo saxafada Marca ayaa u dhaw naadiga Real Madrid taason wax hadala ka bixin, se imika cadaysay in hadalka wax ka jiraan.

 

Waxay ay sheegtay jariiradan cadadkeedi shalay inuu Ronaldo ku yidhi Perez “anigu kuma faraxsani naadiga oo wan ka tagaya”,  halkaso uu  ugu jawaabay  “hadad doonayso inad tagto, noo keen lacag badan oonu kusoo iibsano Messi, waa inanay ka yarana 100million euro”

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (0)




weerarkii London DAAWO MUUQAALKA: Labadii Nin ee Askariga Ku Dilay London oo La Soo Bandhigay
- May 23, 2013
Asakari British ayaa Magaalada London waxaa ku dilay laba nin oo sida la sheegay ...
cabdiraxmaan caynte Madaxa Hay’ada HIPS: Madaxda dawladdu wey kala fur fureen Xildhibanadii balse weli Mooshinkii ma fashilmin,{DHAGAYSO}.
- May 23, 2013
C/raxmaan Caynte oo ah madaxa hay’ada daraasaadka ee Soomaaliya ayaa faallo dheer ka bixiyey ...
sirta Dumarka Wax ka ogoow (Sirta Cusub ee Dumarka Wax ka Ogow) Video aad yaabidoonto Dumar Khiyaano Toos ah Samaynaya
- May 23, 2013
Alaaba waxaa hal heys iyo oraahnoqotay ( Sir dumar lagama sal gaaro ) taasoo ...
Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed Dhagayso:Taliye Katirsan Ciidamada Dowlada oo Deg Deg Loo Bedelay….Maxay Tahay Sababta?
- May 23, 2013
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka sameeyay degmada Baladxaawo ee ...
nimco1 Nimco Dareen oo weerartay Rag Qoray Inay Taageertay Jubaland (DAAWO)
- May 23, 2013
Faanaanada Codka baxsan ee Nimo Dareen ayaa Si cadho leh uweerartay Qaar kamida warbaahinta ...
caabudwaaq  mudaharaad Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
daroogada Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya” Daawo Filim Fadeexad Leh oo laga Soo Duubay”
- May 22, 2013
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro ...
dagaal xildhibaanada Kulankii Baarlamaanka ee Mooshinka Kusaabsana oo Cagta Hoosteeda Lagaliyey iyo Buuq Gacan qaad Meesha kadhacaya(Dhagayso)
- May 22, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta gollaha shacabka Magaalada Muqdisho Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ...
suhuur Daawo Muuqaal Laga Duubay Fanaanadda Zahuur Axmed oo Ku Caytamaysa Waxaan Afka Lasoo Marin karin(Video)
- May 22, 2013
Xilli fanka Somaliya uu noqday mid aan laheyn faaf reeb oo uu fanaanka  uu ...
haweenka puntland oo taageeray jubbaland Dhagayso:Haweenka Reer Puntland oo Tageero Xoogan U Muujiyey Maamulka Jubbaland Sidoo kalena Eed Kulul Dusha Uga Tuuray Xaad iyo Axmed Diiriye
- May 22, 2013
Iyadoo 15 Bishan May Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Iyo Ku Xigeenkiisa Ayaa ...
sanjay duud oo waashay Aktarka Weyn ee Reer Hindiya Sanjay Dutt oo Cudur Maskaxda ah Ku Dhacay(Daawo Video)
- May 22, 2013
Waxaa xabsiga wayn ee ku jira Actarka Caanka ah ee Sanjay Dutt ku booqday ...
doorashadii Madaxweynaha Jubbaland2 Dhagayso:- Ugaaska Carab Somali “Adeeroow Maamulka Jubbalnd Saddexda nin ee ugu Sareeya Daarood ayaan Kadhignay Waana Lagu Wada Heshiiyey”
- May 22, 2013
Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka oo isagoo ku ...
madaxweyne Xasssan Sheekh Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gabaygii Sanadka tiriyey, kana hadlay xaqiiqda,{Video}.
- May 22, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Maxamuud Culusow ayaa soo tiriyey gabaygii ugu xaqiiqda weynaa ...
wiil jaceyl hayo Alla Gabdhaha Qaar Naxariis Daranaa”Daawo Gabadh Wiil Jaceyl Been Ah Ku Abuurtay Markii Danbena Kaga baxday iyo Wiilka oo Xaalad Halis ah Kusugan
- May 22, 2013
Daawadayaal maanta waxaan idin hayaa muuqaal aad u xiiso badan kaas oo ah wiil ...
xildhibaanada kismaayo gaadhay Dhagayso:Xildhibaanadii Waday Mooshinka Kadhanka ahaa Saacid ayaa Shir Jaraa’id Qabtay”’ Islamarkaana War Muritiyeed Xasan Sheekh Kanaxay Kasoo Saaray”
- May 22, 2013
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ...
Gabadh fariin Daawo Gabadh Soomaaliyeed oo Fariin oohin Leh Kasoo Dirtay Dalka Maraykanka(Daawo Video Aad Yaabi Doontin)
- May 21, 2013
Gabadh Soomaaliyeed oo Kunool Wadama Ameerika ayaa Waxay Soo Dirtay Waxqabad Rag Soomaaliyeed inbadan ...
kismaayo wafdi Dhagayso:- Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Kismaayo gaaray Si ay ugu Kuur Galaan Xaalada Dhabta ah
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya halkaasi maanta inay gaareen Wafti ka socda ...
faroole Dhagayso:Faroole oo baaq u diray Xukuumadda Madaxweyne Xassan Sheikh.
- May 21, 2013
C/Raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole, oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ...
Nin dad cunaya Daawo Video:-Hadaawan Hadaad Ka Yartahay 18 Jir ”Nin Dad Qalato ah oo Cunaya 2 Qof Si Live Kadib Latoogtay!!
- May 21, 2013
Digniin ha daawan hadii aadan awoodin muuqaalka..Nin dadka cunaya si live ah,,,,Booliska Magaalada Miami ...
Banaanbax lagaga soo horjeedo mooshinkii saacid9 Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka Xukuumadda laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
- May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo ...