Live Udaawo qaraxii xalay ee Xaafada islii ee Lagu dhaawacay Yuusuf xassan ee masaajidka Al-hidaaya

Inta la ogyahay afar ruux ayaa geeriyootay ku dhawaad 10 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qarax xoogan oo caawa ka dhacay xaafada Isii ee magaalada Nairobi.

Dadka dhaawaca uu soo gaaray ayaa waxaa kamid ah xildhibaanka deegaanka laga soo doorto deeganka Kaamakunji Yuusuf Xasan Cabdi.

Qaraxan ayaa ka dhacay masjidka Alhidaa hortiisa sida uu soo sheegayo Wariye katirsan Warqaad.com oo tagay halka qaraxa uu ka dhacay.

Qaraxan ayaa dhacay kadib markii laga soo baxay salaadii cishe ee caawa, waxaana xiligii qaraxa uu dhacayay la sheegay in uu su’aalo uga jawaabayay dad shacab ah.

Ciidamada amaanka Kenya ayaa guud ahaan la wareegay halka qaraxan uu ka dhacay iyagoo ka wada howlgallo balaaran oo lagu baadi goobayo kooxihii qaraxaas ka danbeeyay

Qaraxan ayaa imaanaya xili habeenkii arbacada qarax xoogan uu ka dhacay section Three isla xaafada Islii ee magaalada Nairobi

Dhanka kale Wariye kusugan halka loo yaqaan Jamka oo katirsan Xaafada Islii oo caawa qaraxa uu ka dhacay ayaa sheegaya in rasaas xoogan la maqlayo.

 

HALKAN KADAAWO VIDEO KUTUSAYA QARAXII

 
Rasaastan ayaa waxaa lagu kala ceyrinayaa dad Soomaali ah oo ku qamaamay gaadiid iyo dadka kenyanka ah ee kusugan meel an ka dheereyn halka qaraxa uu ka dhacay.

“Rasaas ayaa dhacaysa, ciidamo katirsan kuwa Kenya oo mootooyin wata ayaa lagu soo daadiyay halkan, Soomaalidana waa lakala ceyriyay”ayuu sheegay Wariyahan kusugan Xaafada Jaamka oo kamid ah Islii.

Howlgallo balaaran ayaa ka soconaya qeybo kamid ah xaafada Islii gaar ahaan halkii qaraxan uu ka dhacay ee masaajidka Al-Hidaya.

Qof soo maray jidka Jaamka e qaraxa uu ka dhacay waxaa uu sheegay inuu arkay gaadiid badan oo la jab jabiyay oo ay dad Kenyan ah lahaayeen.

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Reer Sweden Daawo Dumarka Soomaaliyeed ee Sweden Kudhaqan Qaabkan Xun ay ula Dhaqmaan Ragooda(Daawo Video Adaa Yaabi Doona)
- May 21, 2013
Muuqaalkaani ayaa waxaa uu ka turjumaaya mid dhab ah oo laga sameeyay haweenka soomaalida ...
Members of the hard line al Shabaab Islamist rebel group parade during a military training exercise in Huriwaa district, southern Mogadishu Dhagayso:Al-Shabaab oo Si Culus uga Hadashay Weerarkii ay Kuqaadeen Madaxtooyada Villa Somalia
- May 21, 2013
Shir Jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ...
Taageero Bare Hiiraale Daawo Xaflad Wacdaro Wadata oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo Maraykanka ka dhacday(Video
- May 21, 2013
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo isagu kamid ah Ragga isku caleema ...
xarunta barakacaaysaha Garoowe15 Dhagayso+Sawiro:- C/ Raxmaan Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray 600 oo Guri..
- May 20, 2013
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 ...
kufsi11 Subxaanallah;Daawo Muuqaalka Gabar Lakufsaday,Yaa kufsaday Afka Lama soomarin karo ee Daawo murugada,(YAAB Video)
- May 20, 2013
Arin Naxdin iyo Sharaf daro ku ah ummada Soomaaliyeed ayaa  lasoo ban dhigay  ,subxaanallah,waxa ...
Cabdiqaasim Salaad xasan Dhegeyso: C/qasim oo Jawaab kulul Ku Dhirbaaxay Beeshiisa (TOP NEWS)
- May 20, 2013
Magaalada Muqdisho dhawaan Waxaa ka dhacay Kulan ay isugu Yimaadeen dhamaan Beelaha Ku Badan ...
koonfur afrika ganacsatada soomaalida Daawo Booliiska Koofur Afrika Oo Tuugada Dalkaas U Fududeeya Boobka Hantida Ganacsaatda Soomaalida Ee Ku Sugan Dalkaasi
- May 20, 2013
Police Dalka South Africa ayaa qab qabta Somalida ka Ganacsata Dalkaas iyago oo ka ...
3 idaacadood oo laxidhay puntland Dhagayso:Salaadiinta Puntland oo Digniin u Diray Xassan Sheekh
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
xaflo Daawo Dagaal Laysku Baaba’ay oo Kadhacay Xafladii 18 May ee Maamulka Somaliland ee Dalka Holland(Video Dumar Is Dagaalaya Adoo Arkaya)
- May 20, 2013
waxaa habeenimadii Sabtidii ay rabshado ka dhaceen xaflad balaaran oo loogu dabaaldegeyey xuska 18ka ...
magaca Nebi Muxamad Dhalinyaro Reer hargeysa ah oo Ceeboobay Kadib Markii ay Garanwaayeey Magaca Nebi Muxamad oo Saddexan(Daawo Video Qosolku kaa Dhamaanayo)
- May 19, 2013
Qaar kamidah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa ayaa Waxaa Gabadh Wariye ah ...
Shiikh yacquub alshabab Dhagayso:Al-Shabaab oo Markii ugu Horeysay Kahadashay Doorasha Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Sidoo Kalena Eed Dusha uga Tuuray Xasan Sheekh
- May 19, 2013
Cabdi Raxmaan Xudeyfa oo sheegta inuu yahay Guddoomiyaha Kooxda Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka oo ...
hiiraale Dhagayso:Bare Hiiraale oo Kawaramay Qaabka uu ula Kulmay IGAD iyo Waxa ay Kawada Hadleen
- May 19, 2013
Waftigii IGAD ee maalamahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan la qaatay Qaar ...
Tahriibta giriiga DAAWO VIDEO: Wareysi ku saabsan Qaabka ay Soomaalidu ku gasho Dalka Greece-ka
- May 19, 2013
marka aad Muuqaalkan Daawato Waxaad isdhahaysaa Soomaalida xagga tahriibka ugu dhibka badan inay yihiin  ...
Waraysi cali Khaliif War Culus:Maxay Tahay Sababta RW Saacid Xilka Looga Tuurayo…Daawo Cali Khaliif Galeyr oo Cadeeyey(Video)
- May 19, 2013
Pro Cali Khaliif Galeyr oo oo kamidah Siyaasiyiinta ugu culculus Siyaasada soomaaliya islamarkaana imika ...
Gabadh Tumanaysa Fadeexad Culus:Daawo Gabar Soomaaliyeed oo Niman Gaalo ah Ka Codsatay inay Tumasho Diyaar utahay(Video)
- May 19, 2013
Nimco oo ah gabar asal ahaan u dhalatay dalka Soomaaliya balse heysata dhalashada dalka ...
igad oo kahadlaysa jubooyinka Dhagayso War Culus:Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii Dhexmaray Maamulka Jubbaland iyo Wafti kasocday IGAD
- May 19, 2013
Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo ...
Layaabka ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO: Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey
- May 19, 2013
Fadlan dhegaysa dacwadaan xiisaha badan: Maasha Allah, hore ayaa quraankeenu noogu cadeeyey in nabayidii hore ...
bare hiiraale Dhagayso:- Nabadoon Dhangad “Beesha Hawiye ayay u adeegayaan Barre Hiiraale iyo Maxamed Amiin, waad ogayden wixii ay Ogaden ku dhigeen”
- May 19, 2013
Nabadoon Aadan Daahir Dhangad”Maxamed Amiin iyo  Bare Hiraale Tariikhdooda ana Haya waxa ahaan Jireen ...
mudaharaad Video Sir ah Daawo:Beel Kamidah Beelaha Waqooyi Dega oo Loogu Cago Jugleeyey inay Si Khasab ah uga Qayb qaataan Xuska Maalinta Muhaligiinta SNM ee 18 May(Daawo)
- May 18, 2013
Beesha  Samaroon ee Gobolka Awdal ayaa Maalmihii lasoo Dhaafay Waxaa Kusocotay Hanjabaadyo uga imaanaya ...
xasan sheikh11 Deg Deg:Dhagayso Xasan Sheekh oo Fariimo Culus ukala Diray Siilaanyo iyo Axmed Madoobe…Maxay Tahay?
- May 18, 2013
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasibad balaaran oo lagu furayay Mashaariic ...