Daawo Video:Yuhuudu Waxay Ku hayso Ciyaartoy Muslimiin ah oo Dalkeeda kaciyaara(Naxdin iyo Murugo)

Horyaalka dalka Israel waxaa ka dhex oloosan fadeexo aad u daran ka dib markii Cunsurinimo aanan qarsooneeyn loo geeystay ciyaartooy Muslimiin ah oo u dhashay dalka Jeejniya balse ka ciyaara horyaalka dalka Israel ee Israel Football Association oo gudaha dalkaas looga yaqaan (ha’Al ).

Taageerayaasha kooxaha Yahuuda ayaa soo qortay boorar ay ku aflagaadeenayaan Ciyaartooyda Muslimiinta ah ee ka ciyaara horyaalka dalka Israel waxeeyna sidoo kale si aan geed loogu soo gamban u aflagaadeeyaan Laacibiinta Muslimiinta ah ee u safta kooxaha horyaalka Yahuuda.

Halkaan ka Daawo Fadeexada Cunsurinimada Yahuuda oo Sportiga dalkaas gil gishay

 Cunsurnimada Yuhuuda

Ma ahan markii ugu horeeysay oo ay Shacabka Yahuuda aflagaadeeyaan ama ku heesaan in Ciyaartooyda Muslimiinta ah ee horyaalkaas irsiqa u doonatay balse waxaa Fadeexadii ugu darneed dhacday markii ay garoonka iskaga baxeen Laacibiin u dhashay dalka Jeejniya oo lagu aflagaadeeyay Diintooda iyaga oo dalkaas Sport u tagay.

Kiiskaan ayaa gil gilay xiriirka Kubada cagta dalka Israel oo dhoor jeer oo hore shaaciyay in kaliyah dalalka Islaamka ay kala faquuqaan ama Cunsuriyeeyaan Ciyaartooyda Yahuuda ah iyo kuwa Masiixiyiinta ah .

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (0)




xarunta barakacaaysaha Garoowe15 Dhagayso+Sawiro:- C/ Raxmaan Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray 600 oo Guri..
- May 20, 2013
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 ...
kufsi11 Subxaanallah;Daawo Muuqaalka Gabar Lakufsaday,Yaa kufsaday Afka Lama soomarin karo ee Daawo murugada,(YAAB Video)
- May 20, 2013
Daawo Barnaamijka caweysnimo ee ka baxa universaltv,waxaa lagu soo ban dhigay arin murugo leh ...
Cabdiqaasim Salaad xasan Dhegeyso: C/qasim oo Jawaab kulul Ku Dhirbaaxay Beeshiisa (TOP NEWS)
- May 20, 2013
Magaalada Muqdisho dhawaan Waxaa ka dhacay Kulan ay isugu Yimaadeen dhamaan Beelaha Ku Badan ...
koonfur afrika ganacsatada soomaalida Daawo Booliiska Koofur Afrika Oo Tuugada Dalkaas U Fududeeya Boobka Hantida Ganacsaatda Soomaalida Ee Ku Sugan Dalkaasi
- May 20, 2013
Police Dalka South Africa ayaa qab qabta Somalida ka Ganacsata Dalkaas iyago oo ka ...
3 idaacadood oo laxidhay puntland Dhagayso:Salaadiinta Puntland oo Digniin u Diray Xassan Sheekh
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
xaflo Daawo Dagaal Laysku Baaba’ay oo Kadhacay Xafladii 18 May ee Maamulka Somaliland ee Dalka Holland(Video Dumar Is Dagaalaya Adoo Arkaya)
- May 20, 2013
waxaa habeenimadii Sabtidii ay rabshado ka dhaceen xaflad balaaran oo loogu dabaaldegeyey xuska 18ka ...
magaca Nebi Muxamad Dhalinyaro Reer hargeysa ah oo Ceeboobay Kadib Markii ay Garanwaayeey Magaca Nebi Muxamad oo Saddexan(Daawo Video Qosolku kaa Dhamaanayo)
- May 19, 2013
Qaar kamidah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa ayaa Waxaa Gabadh Wariye ah ...
Shiikh yacquub alshabab Dhagayso:Al-Shabaab oo Markii ugu Horeysay Kahadashay Doorasha Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Sidoo Kalena Eed Dusha uga Tuuray Xasan Sheekh
- May 19, 2013
Cabdi Raxmaan Xudeyfa oo sheegta inuu yahay Guddoomiyaha Kooxda Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka oo ...
hiiraale Dhagayso:Bare Hiiraale oo Kawaramay Qaabka uu ula Kulmay IGAD iyo Waxa ay Kawada Hadleen
- May 19, 2013
Waftigii IGAD ee maalamahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan la qaatay Qaar ...
Tahriibta giriiga DAAWO VIDEO: Wareysi ku saabsan Qaabka ay Soomaalidu ku gasho Dalka Greece-ka
- May 19, 2013
marka aad Muuqaalkan Daawato Waxaad isdhahaysaa Soomaalida xagga tahriibka ugu dhibka badan inay yihiin  ...
Waraysi cali Khaliif War Culus:Maxay Tahay Sababta RW Saacid Xilka Looga Tuurayo…Daawo Cali Khaliif Galeyr oo Cadeeyey(Video)
- May 19, 2013
Pro Cali Khaliif Galeyr oo oo kamidah Siyaasiyiinta ugu culculus Siyaasada soomaaliya islamarkaana imika ...
Gabadh Tumanaysa Fadeexad Culus:Daawo Gabar Soomaaliyeed oo Niman Gaalo ah Ka Codsatay inay Tumasho Diyaar utahay(Video)
- May 19, 2013
Nimco oo ah gabar asal ahaan u dhalatay dalka Soomaaliya balse heysata dhalashada dalka ...
igad oo kahadlaysa jubooyinka Dhagayso War Culus:Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii Dhexmaray Maamulka Jubbaland iyo Wafti kasocday IGAD
- May 19, 2013
Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo ...
Layaabka ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO: Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey
- May 19, 2013
Fadlan dhegaysa dacwadaan xiisaha badan: Maasha Allah, hore ayaa quraankeenu noogu cadeeyey in nabayidii hore ...
bare hiiraale Dhagayso:- Nabadoon Dhangad “Beesha Hawiye ayay u adeegayaan Barre Hiiraale iyo Maxamed Amiin, waad ogayden wixii ay Ogaden ku dhigeen”
- May 19, 2013
Nabadoon Aadan Daahir Dhangad”Maxamed Amiin iyo  Bare Hiraale Tariikhdooda ana Haya waxa ahaan Jireen ...
mudaharaad Video Sir ah Daawo:Beel Kamidah Beelaha Waqooyi Dega oo Loogu Cago Jugleeyey inay Si Khasab ah uga Qayb qaataan Xuska Maalinta Muhaligiinta SNM ee 18 May(Daawo)
- May 18, 2013
Beesha  Samaroon ee Gobolka Awdal ayaa Maalmihii lasoo Dhaafay Waxaa Kusocotay Hanjabaadyo uga imaanaya ...
xasan sheikh11 Deg Deg:Dhagayso Xasan Sheekh oo Fariimo Culus ukala Diray Siilaanyo iyo Axmed Madoobe…Maxay Tahay?
- May 18, 2013
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasibad balaaran oo lagu furayay Mashaariic ...
dhalinyaro Dhagayso War Calool Xumo Leh:Wiilal Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dab Laqabadsiiyey Xiniinyahana Laga Tumayo
- May 18, 2013
Askarta Dowladda Federaalka ah ee jooga Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ragga ay qabtaan ...
qashin gurka laascaanood Laascaanood oo Siculus Looga Xusay maalinta Qashinka Gobolada SSC iyo Hawsha Qashin Gurka oo Wali Socota(Daawo Video)
- May 18, 2013
Waxaa saaka magaaladda laascaanood lagu qabtay kulan daahfur maalinda nadaafadda deegaanadda khaatumo oo maanta ...
DHAGAYSO DOOD CULUS DHAGEYSO: Dood Kulul oo Dhexmartay Dhinacyada isku haya Magaalada Kismaayo
- May 18, 2013
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee VOAa waxaa lagu eegay marxaladda cusub ee ay gashay xaaladda ...