DHAGAYSO:RW Saacid”Talaabo Ayaan Kaqadayna Cidii Xirtay Wariye Cabdicasiis Koronto Hadi Dambi Lagu Waayo
Raysal Wasaaraha Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Shegay Inay Talaabo Cad ay ka Qadayaan cidiso xiirtay Wariye Cabdulcasiis Koronto Hadi Dambi Lagu Waayo wariyaha Wuxu shegay Mr Saacid In loo Bahaanyahy u helo Cabdulcasiis Koronto Cadaalada
Wuxuu shegay In u dhamaaday XiligiCaburinta Dadka Wuxu kalo shegay In lo bahaanyahy inu u cadaalad helo wariyahaas waxaa kalo u shegay In dowladiisa aysan Xiligan u bahnayn in dadka ay Caburiso sida u shegay Mr Saacdi Hadalka Raysal Wasaare Saacid ayaa Kusoo Begmaya Iyadoo Qaybaha Bulshada ay aad Uga Xumadeen Xariga sharci Darada ee lo Gaystay Wariye Cabdulcasiis Koronto o ahaa Wariye ka Howl Galayeey Warbaahinta Muqdisho
Hoos kadhagayso Hadalka Saacid Ama Riix
Daawo Video badan oo xiiso leh

