Deg Deg:Dhagayso Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Al-Shabaab Kismaayo Lagu yiqiinay Somaliland Lagu arkay
Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee deeganada maamulka Soomaaliland wuxuu sheegay in deegaano ka tirsan maamulkaasi ay joogaan rag uu sheegay inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa tilmaamay in qaar kamid shacabka Soomaaliland ay sheegeen in rag Kismaayo lagu arki jiray oo ka tirsan Al-Shabaab iminka ay ku sugan yihiin deeganada maamulkaasi..
HALKAN KADHAGSAYSO HADALKA SIRTA AH EE FAYSAL YIRI
Wuxuu sheecaiyay in Siilaanyo Madaxweynaha maamulkaasi looga fadhiyo waxkqabashada arimahaasi islamarkaana shacabka Maamulka Soomaaliland oo iminka guux farabadani uu ka dhextaagan yahay ay mideeyaan.
Madaxda maamulka Soomaaliland ayuu sheegay inay ka indho qarsan yihiin arimo dhowr ah oo ka taagan deeganada maamulkaasi Soomaaliland,dadka waxtabanaya loo baahan yahay in lala hadlo.
Dhawaan dowladda Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliland ugu baaqday inay isaga soo tagaan halkaasi Sababo ay ku sheegtay amaan xumi kusoo foodleh deeganada maamulkaasi , iyo qaraxyo laga cabsi qabo inay Shabaab hgalkaasi ka geystaan
Daawo Video badan oo xiiso leh
