Dhagayso:Suldaan Caan ah oo Maanta Lagu Qashay Magaalada Boosaaso.Iyo Faroole oo ka hadlay Sheegayna inay hayaan raad ku saabsan cida ka danbeysey dilka Marxuumka
WararkaKa Imanaya Magaalada Bosaso Ee xarunta GobolkaBari Waxay Sheegayaan In Maanta Badh tamaha magaaladaasi lagu Toogtey Suldaan Caan Anaa Iyadoona Kooxo Hubaysani Dilkiisa Ka Dilkiisa Ka Danbeeyeen.
Goob Jooge Ku Sugan Goonta DilkaUu ka Dhacay Ayaa Warbaahinta U SheegayKooxo Wajiga UDuuban Yahay Dilka Ka Danbeeyeen.
Suldaan Muuse Farax Muuse Oo ka Mid Ahaa Wax GaradkaGobolka Bari Ayaa Ku Sugnaa Wadadagaaca Ee Suuqa Qaadka Iyadoona Kooxaha Dilka Geystey Goobta Iyasaga Bax sadeen.
Dhinaca kale Madaxweynah maamul Goboleed Puntnland faroole aya Dhankiisa U tacsiyadeeyey marxumka Dhintay Islmarkaana Sheegay in Ciidamada Cidii Dilka Geysatay raadkoodii Lahayo islamarkaana Dibadad loosoosaaridoono
HALKAN KA DHAGAYSO GOOB JOOGE AH
HALKAN KALENA KADHAGAYSO FAROLE OO KAHADLAY
Daawo Video badan oo xiiso leh

