Lasoco qisadi Taxanaha ahayd|Qalbigii lumay(Dhumay)Qiso Jaceyl oo Dhab ah,,Q.46aad

QISO-JACEYLAaminay  qalinki lagu sameyay aad aye ugu dawowday waxana lobilaabey in la socod siiyo iyado gacmaha lahaayo dadaal badan kadib alle ayaa usaqirey ine lugaheda ku socoto iyadiiyo an wax bira ah cuskaneenin,

Wiilki waday warqadi ku socotay aamina kana yimid cariga mareekanka ayaa tilmaam dheer kadib waxu sogaaray xafadii heer aamina waxuna la kulmay maamadi dhashey aaminaay gudoonsiyana warqadi uu ka siday  Muna cadey oo ahayd saxiibta aaminaay.

Madoobe  aad ayu ugu farxay  cafimadka eey heshay  ex gacalisadiisa aaminaay waxuna kuraja wayn yahay ine dib boorka uga jafaan noqdaana  mataano  noloshu kadhaxeeyso,   kama ey marneen is xooransi dhaxdoda ah iyagoo  mararka qaar ka shekeysta waaya waayo dhanka kalana waxe waardiye kaga jireen  xaaska madoobe oo an iyana kadherayn agagaarkooda lana socotay dhaqdhaqaaqoda waloow ay iyadu kashaqaysay fursada ah ine markale isku hawoodaan aaminay iyo madoobe hadana waxaa laga baqayey in ey kacdoon samayso lugtana ey kudhufato  wanaagii  hore ay usameysay,

galab casar liiq ah aya jalbaabka guriga kali ku noqdeyn  mucashaqin waqtigu kala tuuray aadna ukala fogaaday hadana dib isku helay rajana ka qaba in mara fogayn eey gurtaan miraha jecelkooda,
Madoobe aya bilaabey sheekada,

“`   Aamina galabta aad aya u nureysa illah il bini adan ha kahayee   waxe galabta i xasuusinesa  galabkale  oo sidan camal aad ii baxnaninaysey  inagoo kusugan gurigiina hadane aan qarsado jeceyl darnaa oo an adiga ku qabey runti waa wax xanuun badan inad qarsato jeceyl aan laguu ogayn  waxaa iyana farxad ah inaad sheegato hadane laga aqbalo,        hadii aan ogahay  inaad  saas dhan  uwanaagsaneyd hore  ayaa  kuugu sheegi lahaa  dhibka I heeysto  rafaad kaa dhana  ma ana mareeyn  mahadi ha ka gaarto  ee saxiibkey  aweeys aya   lahaa  dhiira galintaa  kuugu shegtay  wax badan  ayuu ka maray  inaa banaanka keeno   waxa  laabteeyda  ka shidan  nasiib wanaag  waa  uu ku guuleeystay aana sheegtay  dhibkeeyga    hadana  waatiiyoo aadba  dhaqso  iga  ogolaatay   waxeeyse adiga  marka kaa aheeyd  inaa  dhaawacii  aan qabay  uusan  mid  kale  iigu darsamin  waa ku hayaa wanaagaas  marna ma halaami doono  iinsha  allah,    runtii galabta aad  ayaa  ufaxsanahay    waa mare  adigoo  caafimaadkaagu  uu kaamil  noqday  iyo markalee  xasuusto  waayo  hore   oo aad umac   haatana  qalbigeeyga  ruxay.

Aaminaay  oo aad  ugu riyaaqeysay  sheekada  macaan ee madoobe  ayaa ka dhex  gashay  weeydiisana  su,aal aheyd,  “`madoobe  waa  sheegtay wanaagii aan sameeyay  waagaas   ee  maxa uga taktay  iyana   xumaantaa  kaaga  daba mariyay?

“ NO  saas  ha  oran  macaanto  waxaas  waa ey  qornaayeen  adigana  ma  lihid  qalad oodhan   wax  uun  ii qornaa ayaa maray  haatana   waanba  ka gudubnay  dib dambena  alle inooguma  celsho,,  fadlan  xasuustaada   ka saar  marna  yee  ku galin inaa  aniga  madoobe ahaan   aan soo gocdo dhacdooyinkaa  madmadoow   ee  ina dhaafay  kaliya  aan   ka fakarno macaanto sidaan hada  uga  gudbi laheeyn  una noqon laheeyn  kuwo  mideeysan  meel qurana uga soo wada jeestay  cadowgooda,

“haye gacaliye  iga  raali  ahoow  hadaa  xasuus madoow kugu  celshay  haatana  waa ka gudbeeynaa   illaah idinkii   waana  ku jeclahay   waliba  si dhab  ah,  aye aaminaay  oo  tiiraanyo ka muuqato  ku tiri  madoobe,

fadhi  qurux badan  ayaa meesha  ka socda waxaana  banaanka kaga maqnaa ubaxeey oo ah  xaaska  madoobe ,  fursad  fiican ayeyna  isku heleeyn   aamina  iyo madoobe tan iyo intii  laga soo saaray  hospitalkii qaliinka  lagula  sameeyay,  iyagoo wali ku jira  xaaladii  farax  ayaa waxaa  soo galay ubax oo adeeg  casho banaanka  ugu maqneeyd ,,  shaahii casiriyaha  aye soo boobsiisay    kuna soo biirtay  fadhigii macanaa  ee meesha  ka socday.

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (1)

  1. Abdirashid says:

    Waa ladacay qisadaan




madaxweynaha Qado sharaf u sameeyey Xildhibaanada3 Dhagayso+Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qado Sharaf Ku Abaal mariyey Xildhibaanadii Mooshinka Hor istaagey
- May 24, 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha ...
caawi gabadha DAAWO VIDEO NAXDIN OOHIN LEH:-Gabar Soomaaliyeed Labada kali…..
- May 24, 2013
Dhacdadani Murugada Badan ayaa Soo food Saartay gabar soomaaliyeed Iyadoona Labada kali Aysan Shaqeyn ...
xasan sheekh Dhagayso:- Xasan Sheekh oo Addis Ababa u dhoofay iyo Ujeeadada Safarkiisa
- May 24, 2013
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, ...
Nin Masaska Cuna Car Daawo Muuqaalkan oo Bal Rumayso”Nin Carab ah oo Cunaya Masas,Dhalooyin,Biro”
- May 23, 2013
Subxaanallah daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal mucjiso ah,nin carab ah ayaa waxa uu ...
naag nin dilaysa Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video Adaa Xanaaqidoone)
- May 23, 2013
Muuqaalkan Markaad daawato nin iyo naag kaa doontid ahoow u dulqaadanmaysid naag sida ay ...
saacid Dhagayso:RW Saacid oo Hadal ay uqaadanwaayeen Ujeediyey Xildhibaanadii Mooshinka Keenay..Muxuu Yahay Hadalkaasi?
- May 23, 2013
Kulan ay Maanta  ku yeesheen Magaalada Muqdisho Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo shir Guddoominayay ...
shirka afrika AKHRISO MAGACYADDA:- Midowga Africa oo Saddax dal ka mamnuucay ka qeybgalka Shirka Addis Ababa dhawaan ka furmaayo
- May 23, 2013
War qoraal ka soo baxay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee Midowga Africa, ayaa waxaa ...
dagaal culus Dhagayso:- Dagaal ay ka qayb qaateen Ciidamadda Kilil5 aad oo ka dhacay Xuduuda Ethiopia la wadaagto Hiiraan.
- May 23, 2013
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Coll Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin dheeraad ah ...
weerarkii London DAAWO MUUQAALKA: Labadii Nin ee Askariga Ku Dilay London oo La Soo Bandhigay
- May 23, 2013
Asakari British ayaa Magaalada London waxaa ku dilay laba nin oo sida la sheegay ...
cabdiraxmaan caynte Madaxa Hay’ada HIPS: Madaxda dawladdu wey kala fur fureen Xildhibanadii balse weli Mooshinkii ma fashilmin,{DHAGAYSO}.
- May 23, 2013
C/raxmaan Caynte oo ah madaxa hay’ada daraasaadka ee Soomaaliya ayaa faallo dheer ka bixiyey ...
sirta Dumarka Wax ka ogoow (Sirta Cusub ee Dumarka Wax ka Ogow) Video aad yaabidoonto Dumar Khiyaano Toos ah Samaynaya
- May 23, 2013
Alaaba waxaa hal heys iyo oraahnoqotay ( Sir dumar lagama sal gaaro ) taasoo ...
Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed Dhagayso:Taliye Katirsan Ciidamada Dowlada oo Deg Deg Loo Bedelay….Maxay Tahay Sababta?
- May 23, 2013
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka sameeyay degmada Baladxaawo ee ...
nimco1 Nimco Dareen oo weerartay Rag Qoray Inay Taageertay Jubaland (DAAWO)
- May 23, 2013
Faanaanada Codka baxsan ee Nimo Dareen ayaa Si cadho leh uweerartay Qaar kamida warbaahinta ...
caabudwaaq  mudaharaad Dhagayso:-Banaanbax Lagu Tagerayeey Jubbaland oo Gobalka Sanaag Kadhacay
- May 22, 2013
Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Xarunta Gobalka sanaag ee Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran ...
daroogada Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya” Daawo Filim Fadeexad Leh oo laga Soo Duubay”
- May 22, 2013
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro ...
dagaal xildhibaanada Kulankii Baarlamaanka ee Mooshinka Kusaabsana oo Cagta Hoosteeda Lagaliyey iyo Buuq Gacan qaad Meesha kadhacaya(Dhagayso)
- May 22, 2013
Kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta gollaha shacabka Magaalada Muqdisho Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ...
suhuur Daawo Muuqaal Laga Duubay Fanaanadda Zahuur Axmed oo Ku Caytamaysa Waxaan Afka Lasoo Marin karin(Video)
- May 22, 2013
Xilli fanka Somaliya uu noqday mid aan laheyn faaf reeb oo uu fanaanka  uu ...
haweenka puntland oo taageeray jubbaland Dhagayso:Haweenka Reer Puntland oo Tageero Xoogan U Muujiyey Maamulka Jubbaland Sidoo kalena Eed Kulul Dusha Uga Tuuray Xaad iyo Axmed Diiriye
- May 22, 2013
Iyadoo 15 Bishan May Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Iyo Ku Xigeenkiisa Ayaa ...
sanjay duud oo waashay Aktarka Weyn ee Reer Hindiya Sanjay Dutt oo Cudur Maskaxda ah Ku Dhacay(Daawo Video)
- May 22, 2013
Waxaa xabsiga wayn ee ku jira Actarka Caanka ah ee Sanjay Dutt ku booqday ...
doorashadii Madaxweynaha Jubbaland2 Dhagayso:- Ugaaska Carab Somali “Adeeroow Maamulka Jubbalnd Saddexda nin ee ugu Sareeya Daarood ayaan Kadhignay Waana Lagu Wada Heshiiyey”
- May 22, 2013
Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka oo isagoo ku ...