Daawo Maryan Mursal oo Soo Saartay Hees Cusub oo Dhiigu Ku istaagayo iyo fanaaniin yar yar oo Boorsooyinkoodii Laalaabtay
Fanaanada Caanka ah Mama Maryan Mursal ayaa Soo qaaday hees yaab leh islamarkaana Cusub Heestan maryan mursal qadayso ayaa ah hee laga Yaabanyahay Dhinac Walba Dhinaca Muusiga Dhinaca Laxanka Dhinaca Ereyada Waxaaba kasii DaraN Maryan Mursal oo Iyaduna Cod aad uMacaan Kuqaadaysa
HALKAN RIIX DAAWO HEESTA MARYAN MURSAL EE CUSUB
Daawo Video badan oo xiiso leh

