Daawo Video:Madaxweyne Xassan Sheekh oo Kahadlay hadaladii Somaliland iyo Puntland
Madaxweynah jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar uu xalay uu Waramay Waxaa uu kahadlay Arimo badan oo Kusaabsan Soomaaliya
iyo Waliba Dhinaca Adeega Horumarinta Soomaaliya Waxaa Hadda laqabtay iyo Waliba Qorshaha Waxyaabaha Soosocda
madaxweynaha Ayaa sidoo kale waxaa uu kahadlay hadalo kasoo yeedhay Somaliland iyo Puntland isagoona sheegay Madaxweynuhu i Dhamaantood Maamul Goboleedadaa loo diyaariyeye…
HALKAN RIIX DAAWO MADAXWEYNAHA
Daawo Video badan oo xiiso leh
