Dhagayso:- Odayaasha Hawiye oo Qaylo dhaan ka Muujiyay Taagerada ay kenya siinayso Beelaha Jubooyinka
Iyadoo ay Ciidamo faraban ka joogaan dowladda Kenya gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Jubooyinka oo ay dagaalo qaraar kula galeen Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa dowladda Kenya lagu dhaliilaa inay faragalin xoogan ku hayso arimaha maamul u samaynta deegaanada Jubooyinka. Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo isagu ah Afhayeenka odayasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa dowladda Kenya ku dhaliilay qaabka ay u wajahayso Maamul u samaynta deegaanada dalka wuxuuna sheegay Nabadoonka in dowladda Kenya looga baahanayahay Faragalinta inay ka dayso dalka Soomaaliya.
Wuuxu Tibaaxay Nabadoonka dalka Kenya inay ka socdaan shirar ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya wuxuuna ugu baaqay dadka shirarkaasi wada inay ka waantoobaan isla markaasina ay faraha kala baxaan arimaha siyaasada dalka.
Hoos ka dhagayso hadalka Nabadoonka.
Daawo Video badan oo xiiso leh

walaala yaal waan idiin salaamay dhamaan shaqalaha qodob.com salaan kadib aniga wax badan marabo halkaan inaan kadhaho ee waxaan leeyahay horta waa inaan dhan waliba wax kafiirinaaa oo aan ilaalinaa xaquuqda hooyooyinka/caruurta/iyo weliba dalka waayo hooyooyinkaiyo caruurta inbadan aye dhibaato kujiraan ma,aha maantana in dhibaato kale loogu sii daro markaan ka hadlo dhanka dowlada kenya
dowlada kenya abaal fara badan ayaay u gashay umada soomaliyeed 1,,dalkeeni markuu burburay waa dowladii nasoo dhaweysay 2.. waa dowladii ilmaha soomaaliyeed dalkeeda aay wax ku barteen ilaa heer jamacad,3,,waa dowladii ilaa iyo maanta dalkeeda aay ku noolyihiin umad soomaliyeed oo aad utira badan
walaalayaal dowlada kenya dadaal badan ayeey ka qabatay gudaha soomaliya gaar ahaan jubooyinka ma,aha maanta in ladhoho kenya dana gaar ayey ka leedahay gobolada jubooyinka waayo dowlada somaliya ayaa uyeeratay dowlada kenya waay aqbashay inaay caawiso dowlada aay jiiraanka latahay oo mudo badan kujirtay dowlad la,aan waayna gudatay wajibkii saarnaa wayna gudan doontaa marwaliba waajibkeeda aniga waxaa kale oo aan dhihi lahaa arintaan waxaa kadanbeeya rag aan rabin nabada soomaaliya oo rabaan mar waliba soomaaliya inaay kujirto dhibaatooyinkii 20kii sano lasoo dhaafay,,,, anaga hadaan nahay shacabka soomaali weyn gaar ahaan jubooyinka waxaan dhihi lahaa walaalayaaloow naga joojiya dhibka iyo rafaadka aad ku heysaan hall somaaliya ,,,,WAXAAN DHIHI LAHAA WALAALAYAALOOW DOONI MEYNO QABYAALAD..DOONI MEYNO QABYAALAD WAXAAN DOONEYNAA SOMAALI OO ISRAACDO. SOOMAALI OO MIDOWDO SOOMALI HAMIDOOWDO ASC WRM WBR
SOMAALIYEEY ;DUGSI MALEH QABYAALADU WAXEY DUMISA MOOYAANE
1;UBADKIINI WAA DAADISEEN WAANA DUBATEENE.
2;DUBAAXDIISI BAAD WADA CUNTEEN DUHUR DHARAAREEDE
3;DARIIQ TOOSAN SOOMAALIYEY WAA LAGAA DEDAYE
4;DARAJADA ILAAHEY NINKII DOONA BAA HELAYE
5;SHEKHAN DUDAY DASTUURK IYO WAXYIGA DIINTA KU CAYAARAY
5;DUGSI MALEH QABYAALADU WAXAY DUMISA MOOYAANEEEEEEE