Dhagayso:Al-Shabab oo iyagoo Fal halisa Samaynaya Si Xikmadaysan Loogu Qabtay Muqdisho
Ciidamadda amaanka degmada Xamarwayne ee gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay rag iyo baabuur ay sheegeen inay ka danbeyeen qarax habeen ka hor Ciidamadda dowladda Soomaaliya loogu weeraray Fariisimo ay ku lahaayeen degmada Xamarwayne.
Taliyaha booliska degmada X/weyne Max’ed Daahir oo saxaafada kula hadlay degmadaas ayaa sheegay in ciidamada booliska ay gacanta kusoo dhigeen 2 nin iyo
gaariCaasi ah kaasoo uu sheegay in laga soo dhextuuray Bam……
HALKAN RIIX DHAGAYSO WARKA QARSOON EE ALSHABAB
Daawo Video badan oo xiiso leh
