(QISO CAJIIB BADAN)Gabar Soomaaliyeed Oo Ku Cusubeyd Mid Kamid Ah Wadamada Yurub Oo Ay Qiso Layaab Badan Ku Dhacday (Ha Aqrin Hadii Aadan Geesi Aheyn)

Qiso yaab LehSafiyo Waa Gabar Soomaaliyeed Oo Nala Soo Xariirtay Isla Markaana Kunool Mid Kamid Ah Wadamada Yurub Qiso Layaab Lehna Ay Ku Qabsatay.

Sheekadaan Waa Sheeko Aad uyaab Badan runtii waa sheeko waxyaabo badan kulan-satay aadna kaaga yaabin doonto, Sidaan Anigaba Sheekadaan uga yaabay Waatan Sheekadii Kabogo, oo Yaanay Ku Dhaafin Safiyo Waa gabar wadanka qurbaha soo gashay sanadkii ina Dhaafay waxey iska dhiibtay wadan kamid ah wadamada Yurub .
gabadhii mudo ayey kujirtay xerada qaxootiga kadib dowlada ayaa siisay guri ay degto markii aay kasoo baxday xeradii ayey gurigii dowlada ugu talagashay ay degtay. Muddo gaaban markey gurigii kunooleyd ayey bilowday iney badsato isticmaaalka computer-ka (internet-ka) .

Gabadhii Waxey computer xaafada yaalay oo aay kusoo dagtay isticmaalkiisa badsataba Waxaa dhacday habeen iyadoo inboxkeeda kujirto iney aragto fariin cusub oo usoo gashay una qorneyd sida tan:- .
Waan kusalaamay Magaceygu waa Cabdi, Safiyo waxan arkaa habeen weliba inaad computer-ka kudaahdid ilaa waqti dambe aad kugaartid, Intaas Kadib wax saaxiib ah oo aad banaanka uraacdo miyaadan haysan? makuu wanaagsano inaad computer-ka kudaahdid fadhigiisa, waana waano kaaga timid dhankeyga. Kadib markii aay aqrisatay email-kaas usoo dhacay aad bey uxanaaqday.

dabadeed waa ay tirtirtay fariintii usoo dhacday, safiyo waxey isdhahday waa kuma qofkan waanadan kusiinayo, dabadeed waxey iska sii gudo gashay isticmaalkeeda qadka. Intaa kadin habeen weliba Cabdi Wuxuu usoo diraaa email safiyana waa aay siitirtaaa, lakin haben bey safiyo ayadoo tiri rabto waxey aragtay Subject soo jiidasho leh dabadeed waxey gudo gashay fariintii kahor inta aysan tirin, Fariintii oo sidan ah:-

waaw maantay aad baad uqurux badantahay dirac aad u bilicsana waad wadataa waana ogahay emailadeyda ma aqrisatid oo waad tirtaa waanadeydiina ma aadan qaadan wana arkaa waano in lagu siiyo majeclid balse caawa wax waano ah kuma siinayo waxaan kuleeyahay caawa waan kujeclahay waxana isoo jiitay quruxdaada waana kufaraxsanahay inaadan wareeg ubixin, lakin waxaan hubaa maalin in aad ijeclaan doonto, kadib aan isguursan doono, oh kahor inta aanan dhameyn fariinteyda waa inaan kuusheegaa waxa aan ugu jeclahay waa markaa dhoola cadeyneysid oo adoo qadka kusheekeysanaa qof war qosol leh kuusheego, Iska taxadar. Waan kujeclahay. Cabdi.

Kadib markii ay aqrisatay emailkii aad bey unaxday qof aysan weligeed lakulmin, weligeed aysan arkin, weligeed aysan lahadlin, dhahayo waan kujeclahay, waxey bilowday iney isla hadasho aay is weydiso suaalo badan, ugu danbeyntii safiyo waxey go’aansatay iney uceliso jawaab digniin u ah oo sidan u qorneyd:- Qofka aad tahay magaranayo, waxaa kuu roon inaad emailkan aad iisoo direysid aad joojisid hadii kale waan kudacweyn doonaaa.

Kadib markee udirtay emailkaas cabdi uma uusan soo dirin emailo dheeri ah ilaa dhowr habeen, safiyo durbadiiba waxey isdhahday waa cabsaday waa kaa joojiyay emailkii, Habeeno kadib safiyo Oo computer-ka kucaajistay oo indhaha isku haysto kusanteesan kursigeeda ayaa mar indhaha kala furtay eegtay computer-ka durba waxey aragta fariin katimid cabdi inbox-keeda waa ay furtay waxey uqorneyd sida tan. Haye Qalanjo markey indhaha kuu xirnaayeen aad baad uqurxoontahay malaha aniga ayaad igu riyooneysay wan kaxumahay inaanan habeenadan wax email ah kusoo dirin waayo waan mashquulsanaa, waan hubaa inaad itabaysay oo aad iixiistay, mid kale aan kudhahee , waan kudacweynayaa ayaad igu tiri ogoow aniga kama cabsanyo inaad idacweyso, dacwadaasna majoojin karto jaceylka aan kuu qabo bye Cabdi.

Waa ay naxday safiyo durbo tinta ayaa ufurneyd waxey bilowday iney tinta gacmaha saarato aay gadaal iskugu geeyso, indhaha kala qaado isku xirto ayadoo emailka fiirineyso, Durbadiiba haddane waxey heshay email kale oo kayimid Cabdi. Qalanjo jooji inaad kucayaartid timahaada waana xili dambe orod oo seexo maskaxda daji wad kucaajistay qadkee.

Safiyo waa aay naxday aad bey uyaabtay sida uu Cabdi ku ogaaday waxa aay isla xiligaas sameyneyso waana xilli dambe xattaa wax shanqar ah mamaqasho, Waxey bilowday ineey raadiso qof wal oo meel kasoo eegayo, maba lahan meel laga soo eegayo oo xattaa daaqadaha waa uxiranyihiin xattaa albaabka, safiyo oo yaaban ayaa iskudayday iney qolkeeda jiifka aay tagto aay seexato, kahor inta aaysan damin computer-ka haddane waxey aragtay email kale oo u yimid. Qalanjo raadintaa iraadineysid waa jaceyl aad iiqaaday cajiib. wan kujeclahay sidoo kale bye Cabdi.

Waa aay isku naxday safiyo markii aay aqrisay fariintii durba
waa aay damisay computer-kii waxeyna u carartay qolkeedii jiifka ahaa ayadoo

yaaban, habeenkii kadib markey aragto fariin ka imaaneyso Cabdi ma aaysan furi jirin cabsi iyo naxdin ay ka qaaday awgeed, waey sii tirtaba haddane waxey aragtay email Cabdi kayimid subject u ahaa “Waxbo ha Iga Cabsan” waxey durba maskaxdeeda isweeydiisay matirtaa ma aqrisaa balse ugu danbeyntii ayadoo karti iska baareyso ayey furtay emailkii sida tan uqornaaa. Qalanjo Hacabsan anigana ha iga cabsan maxaa yeelay markii kugu danbeysay aad emailkeyga aqrisatay waad oroday, waan ogahay waxad isweydineysaa siduu ku ogaaday arinkan, balse waxaan kaa dareemaa qalbigeyga oo aan halkeyga kagala socdaa, Ogoow mar weliba aad idareento aad iga fikirto anigana waan kuudhawahay kaama fogi, waxan fadhiyaa dhinacaada, waxan sugayaa habeenka aad bilowdo inaad idareenti sida aan anigaba udareemayo inaad idhinac fadhiso. Had & Jeer Waan Kujeclahay.

Cabdi, Safiyo durba wuxuu dareenkeeda siiyay inuu Cabdi Jecelyahay, waxey isweeydiineysaa wuxuu kahadlayo madhab baa oo makujecelyahay, balse siduu ku ogaanayaaa wax walbo aan sameynayo, macquul maahan siduuna iijeceylyahay aniga maba arko mana aqaanee, habeenkaas waxey bilowday iney fariimihiisa ugu jawaabta si aay dhabta u ogaato inuu jeceylyahay iyo inkale iyo siduu ku ogaanayo dhaqdhaqaaq weliba aay sameyneyso, ayadoo sidaa ufikireyso haddane email Cabdi ayimid ayaa usoo dhacay sidan uqornaa. Hi Safiyo sidee dareemeysaa hadan kuugu yeero qalanjo waayo waxad tahay boqoradeyda. Waxey ugu jawaabtay. Haa Cabdi majecli in leygu waco magacaas waxaan jeclahay in la igu waco magaceyga gaaban Safiyo waadna igu wici kartaa magaceyga in la iigu wacana aad baan ujecelahay. Durbadiiiba waxaa jawaab kusoo celiyay Cabdi oo Leh. Waa runtaa magacaada ayaa qurux badan, lakin mararka aan kudaawanayo oo aan kufarxayo xiriirkaada waxaan jeclahay inaan kugu yeero magacyo qaas ah, haddane iska seexo waa Late time maxaa yeelay beri waxaad doonaneysaa shahaadada iskuulkaaga, waxana kuu rajeynayaa guul macsalaama Cabdi.

Safiyo markale ayeyba sii naxday siduu ku ogaaday cabdi in aad beri doonaneysid aqoonsigaaga durbadiiba fariin ayey kucelisay aay leedahay. Cabdi sidee ku ogaatay berri inaan aqooonsigeyga doonanayo aniga wax aan kuusheegay majiraan yaa kaaga warramo arimaheyga iisheeg!!!???? Cabdi Jawaab Ayuu Kusoo Celiyaya Isla Waqtigiiba. Waan ogahay maxaa yeelay dhinacaada ayaanba hadda fadhiyaaaa, “miyaadan iijeedin, miyaadan i arkeyn miyaadan dareemeyn inaan dhinacaaga fadhiyo” Xatta waxaan ogahay inaad maalin 3xaad aad ka qeyb geli rabtid xaflad sanad guuradii 1da luuliyo ee somaliya.

Kaliya waxaan ogahay in aad kaqeyb geli rabtid Sanad guuradaas waa Axmed oo deris kula ah intana kaaga soo horeeyay mudo baddan.

Safiyo waayaabtay haddane waxey hubtay axmed keliyah inuu arintaasi ogaa asigana uusan qof kale usheegeyn waxey layaabtay siduu ku ogaaday Cabdi, ayadoo dhidideyso ayey carartay qabowga dhacayo safiyo waa aaba dhidideysaa, waagii markuu baryay ayey sitoos ah u abaartay Ahmed oo deris la ahaaa, Markey Axmed utagtay ayey kutiri axmedow see tahay , Ahmed Fiican ee maxaa sidaan ugu degdegeysaa wax daran miyaa jiro ?
Safiyo Maya ee waxan kuweeydiinayaa magaraneysaa qof ladhahayo Cabdi ? Axmed oo yaaban Ayaa dhahay Haa waan garanayaaa qof miyaa kaaga sheekeeyay arintiisa, Safiyo ayaa kujawaabtay maya ee wuxuu iisoo diraa email haben weliba haddana inaad ogtahay meesha usocdo waa ogyahay ee yaawaa iisheeg.

Ahmed oo afka kala taagayo ayaa dhahay ma waalantahay wiilkaas waa uudhintay 2 sano kahor, safiyo ayaa Durbaba Naxday Waxey Kutiri sidee kudhacday emailo ayuu iisoo diraaa ayadoo tustay emailadii uu usoo diray, Axmed ayaa dhahay waxaan maleynayaa qof emailkiisa isticmaalo inuu jiro.

durba safiyo ayaa iska soo jartay caawa maseexan karo waa inaa shirkada computerada utagnaa emailkaas naloo aan raadinaaa. Qolo computer-ada kutaqusasay ayaa lakeenay xaafadii habeenkii markii aay baareen emailka aay isticmaasho waxaa laxaqiijiyay emailkaas in looga soo diray isla computer-ka aay isticmaasho safiyo.

Kadib waxaa la ogaaday in uu la isticmaalo isla computer-ka Dadkii markii aay katageen ayey emailkeedii furtay haddane waaba email kale oo kayimid Cabdi, Safiyo oo yaaban Ayaa iney tirto damacday kahor inteysan aqrisan balse ugu danbeynttii waa aay furtay wuxuuna uqornaa sidatan. waan lasocdaa inaad axmed utagtay uu arimaheyga kuusheegay, hadda aniga waxan daganaan jiray gurigaan aay dowlada kusiisay waxan isticmaali jiray isla computer-kan aad hadda isticmaasho waxaan dhintay 2bo sano kahor sidaa awgeed ayaan hadda kahor kuudhahay kama cabsanayo dacwad, hadda waad ogaatay waxaan ahay welina waan kujeclahay waxaana kumidoobi karnaa keliyah inaad soo dhimato hadda ma anaa kudilo mise waan kusugaa xiligaad soo dhimato.

Intaas kadib waxaan codsaday in xaafada la iga raro waxaanan u guuray magaalo kale emailkiina waan iska xiray hada inta badan wal wal ayaa iga heysto arimahaas Mahadsanidiin.

Bogga Hore ku Laabo

Bogga Ciyaarah Akhri

Daawo Video badan oo xiiso leh


Qodob.com Kala soco saacadwalba iyo daqiiqad walba Wararkii caalamka iyo Ciyaaraha ugu danbeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - Qodobka@hotmail.com Ama Maamulka Guud Qodobnews@gmail.com

Halkan Hoose Kuqor Fikirkaaga Ku Aadan Warkan (15)

  1. cali geele says:

    waa yaaaab wlh iyaaaaaaaaaaa hadan umaleynaaa naxdin ahaaaa midan cml miskiiin yaaaahuu cabdiyow horey inoo dhaaaf sxb reer aaQiraat heshiis manihinee loolz

  2. aisha says:

    waa qiso yaab badan

  3. shiine says:

    waa qiso cajiiba ah laakiin mid la mid ah ba i haysa mudo dhan 7y …

  4. Xidiga says:

    K.k.k.k.k.k.k.k arintaas yaa.hubana waxii larabo ma.leesku.shegaana

  5. ibraahiim says:

    bisinka waa qisa naxtin leh tan oo kale ilaah ayan uga magan galnay waad mahadsan tiihin dhamaan asaxaabta qisadaan isku soo aadisay

  6. kamaal says:

    waa sheeko aad u cajiiib ah runti macquulna maaha runtiii

  7. xamda says:

    ani qisadan sanadkiihoran aqriyay iguma cusba

  8. sandheere says:

    Asc walaal haa waa Sheeko Layaableh Allow Noo sahal Amuuraha Amiin Amiin

  9. معتصم علي محمد says:

    قال رسول كفي بالمرأ أن يحدث بكل ماسمع

  10. معتصم علي محمد says:

    قال رسول كفي بالمرأ إثما أن يحدث بكل ماسمع

  11. mohas says:

    wlh waa arin cajiiba aniga ruuxadaydu hareerahaan eegay waa waxaan aad ula yaabay rer akhirood ku soo dalbaday

  12. naima says:

    inaa lilaahi wainaa ileehi rajicuun waa qiso yaab leh & nsxdin

  13. abdirahman says:

    filinkaa yaaa matala walaal ma hindibaa
    mise waa amerikaan

  14. domco city boy says:

    ghostsku dadka muslimiinta ah uma yimaadaan laakiin waa waa wax gaaldu ka shekayso

  15. xayaad says:

    subhanallah,,ani,waba,baqay,,shaki,baba, ii galay, waxaan, ma dhabaa




kismaayo wafdi Dhagayso:- Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Kismaayo gaaray Si ay ugu Kuur Galaan Xaalada Dhabta ah
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya halkaasi maanta inay gaareen Wafti ka socda ...
faroole Dhagayso:Faroole oo baaq u diray Xukuumadda Madaxweyne Xassan Sheikh.
- May 21, 2013
C/Raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole, oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ...
Nin dad cunaya Daawo Video:-Hadaawan Hadaad Ka Yartahay 18 Jir ”Nin Dad Qalato ah oo Cunaya 2 Qof Si Live Kadib Latoogtay!!
- May 21, 2013
Digniin ha daawan hadii aadan awoodin muuqaalka..Nin dadka cunaya si live ah,,,,Booliska Magaalada Miami ...
Banaanbax lagaga soo horjeedo mooshinkii saacid9 Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka Xukuumadda laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
- May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo ...
Reer Sweden Daawo Dumarka Soomaaliyeed ee Sweden Kudhaqan Qaabkan Xun ay ula Dhaqmaan Ragooda(Daawo Video Adaa Yaabi Doona)
- May 21, 2013
Muuqaalkaani ayaa waxaa uu ka turjumaaya mid dhab ah oo laga sameeyay haweenka soomaalida ...
Members of the hard line al Shabaab Islamist rebel group parade during a military training exercise in Huriwaa district, southern Mogadishu Dhagayso:Al-Shabaab oo Si Culus uga Hadashay Weerarkii ay Kuqaadeen Madaxtooyada Villa Somalia
- May 21, 2013
Shir Jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ...
Taageero Bare Hiiraale Daawo Xaflad Wacdaro Wadata oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo Maraykanka ka dhacday(Video
- May 21, 2013
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Barre Hiiraale oo isagu kamid ah Ragga isku caleema ...
xarunta barakacaaysaha Garoowe15 Dhagayso+Sawiro:- C/ Raxmaan Faroole oo Maanta Xariga ka Jaray 600 oo Guri..
- May 20, 2013
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 ...
kufsi11 Subxaanallah;Daawo Muuqaalka Gabar Lakufsaday,Yaa kufsaday Afka Lama soomarin karo ee Daawo murugada,(YAAB Video)
- May 20, 2013
Arin Naxdin iyo Sharaf daro ku ah ummada Soomaaliyeed ayaa  lasoo ban dhigay  ,subxaanallah,waxa ...
Cabdiqaasim Salaad xasan Dhegeyso: C/qasim oo Jawaab kulul Ku Dhirbaaxay Beeshiisa (TOP NEWS)
- May 20, 2013
Magaalada Muqdisho dhawaan Waxaa ka dhacay Kulan ay isugu Yimaadeen dhamaan Beelaha Ku Badan ...
koonfur afrika ganacsatada soomaalida Daawo Booliiska Koofur Afrika Oo Tuugada Dalkaas U Fududeeya Boobka Hantida Ganacsaatda Soomaalida Ee Ku Sugan Dalkaasi
- May 20, 2013
Police Dalka South Africa ayaa qab qabta Somalida ka Ganacsata Dalkaas iyago oo ka ...
3 idaacadood oo laxidhay puntland Dhagayso:Salaadiinta Puntland oo Digniin u Diray Xassan Sheekh
- May 20, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood ...
xaflo Daawo Dagaal Laysku Baaba’ay oo Kadhacay Xafladii 18 May ee Maamulka Somaliland ee Dalka Holland(Video Dumar Is Dagaalaya Adoo Arkaya)
- May 20, 2013
waxaa habeenimadii Sabtidii ay rabshado ka dhaceen xaflad balaaran oo loogu dabaaldegeyey xuska 18ka ...
magaca Nebi Muxamad Dhalinyaro Reer hargeysa ah oo Ceeboobay Kadib Markii ay Garanwaayeey Magaca Nebi Muxamad oo Saddexan(Daawo Video Qosolku kaa Dhamaanayo)
- May 19, 2013
Qaar kamidah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa ayaa Waxaa Gabadh Wariye ah ...
Shiikh yacquub alshabab Dhagayso:Al-Shabaab oo Markii ugu Horeysay Kahadashay Doorasha Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Sidoo Kalena Eed Dusha uga Tuuray Xasan Sheekh
- May 19, 2013
Cabdi Raxmaan Xudeyfa oo sheegta inuu yahay Guddoomiyaha Kooxda Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka oo ...
hiiraale Dhagayso:Bare Hiiraale oo Kawaramay Qaabka uu ula Kulmay IGAD iyo Waxa ay Kawada Hadleen
- May 19, 2013
Waftigii IGAD ee maalamahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan la qaatay Qaar ...
Tahriibta giriiga DAAWO VIDEO: Wareysi ku saabsan Qaabka ay Soomaalidu ku gasho Dalka Greece-ka
- May 19, 2013
marka aad Muuqaalkan Daawato Waxaad isdhahaysaa Soomaalida xagga tahriibka ugu dhibka badan inay yihiin  ...
Waraysi cali Khaliif War Culus:Maxay Tahay Sababta RW Saacid Xilka Looga Tuurayo…Daawo Cali Khaliif Galeyr oo Cadeeyey(Video)
- May 19, 2013
Pro Cali Khaliif Galeyr oo oo kamidah Siyaasiyiinta ugu culculus Siyaasada soomaaliya islamarkaana imika ...
Gabadh Tumanaysa Fadeexad Culus:Daawo Gabar Soomaaliyeed oo Niman Gaalo ah Ka Codsatay inay Tumasho Diyaar utahay(Video)
- May 19, 2013
Nimco oo ah gabar asal ahaan u dhalatay dalka Soomaaliya balse heysata dhalashada dalka ...
igad oo kahadlaysa jubooyinka Dhagayso War Culus:Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii Dhexmaray Maamulka Jubbaland iyo Wafti kasocday IGAD
- May 19, 2013
Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo ...