Salman Khan oo dib loogu qabsaday dhacdadii 2002 dii
Jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Salman Khan ayaa loo heystaa dhimasho ka dhalatay dhacdo shil gaari ah oo dhacday 2002-di, waxaana jariidada ” Times of India” ee maalin laha ah lagu xusay in eedeyntaan laga yaabo in Salman lagu xukumo 10-sano oo xabsi ah
Sidoo kale Mumbai Mirror ayaa lagu qoray in dhacdadu aysan eheyn mid si qalada ku dhacday balse ay eheed ula kac, iyadoo Decembar 2002 baabuur uu waday Salman Khan xoog ku galay goob u dhow Mumbai, taas oo keentay in hal qof dhinto afar kalana dhaawacmaan.
Jilaagan caanka ah ayaa kiiskii ana dacwadiisa loo kala eegayaa dhowr siyaabood oo kala duwan
shacbiyad weyn uu dunida ku leeyahay Salman ayaa fajicisay arinkaan hada dib usoo laabtay
Daawo Video badan oo xiiso leh
