Video+Dhagayso Maxay kawada hadleen Xassan Sheekh iyo Devid Cameroon
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan
la yeeshay R/wasaaraha dalka Biritin Deved Cameron iyagoo ka wada hadlay xaaladaha labada wadan.—-
Kulankaa dhaxmaray madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo
R/wasaaraha dalka Ingiriiska Mr Deved Cameron ayaa waxaa looga hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii ay dowladda Biritin uga qeyb qaadan laheyd dib u dhiska wadanka.
Sidooo Kale Labada masuul ayaa Waxay kawada hadleen Arimo badan oo Xasaasi ah
HALKAN KADHAGAYSO CODKA QARSOON EE MADAXWEYNAHA OO HADLAYA
Daawo Video badan oo xiiso leh

