CIYAARAHA
Anaa Huba waad Qosli Doontaa ( ee Bal ILa Daawo)
ShareMaskaxdaada waxa ay u baahantahay in Mararka qaar ay hesho Nasiino…iyo Madadaalo Kaa Qoslinaysa Hadaba Halkan hoose riix oo bal daawo waxa meesha kadhacaya.. HALKAN
Qeybta CIYAARAHA
CAYNAANO- maanso xiiso badan by AXMED CABDI IBRAHIM INDHAYARE
Shareasc dhamaan ummada islaamka gaar ahaan inta fakayga fahmaysa ee soomaaliyeed meelkastaad kusugan tihiin, waxaan jeclahay inaan idiinsoo gaadhsiiyo maanso layidhaahdo ”CAYNAANO” maansadan waa hadyad
CIYAARAHA Archives
asc dhamaan ummada islaamka gaar ahaan inta fakayga fahmaysa ee soomaaliyeed meelkastaad kusugan tihiin, waxaan jeclahay inaan idiinsoo gaadhsiiyo maanso layidhaahdo ''CAYNAANO'' maansadan waa hadyad qaaliya oo aan ugu tala galay GABDHAHA ...
maanso xiiso badan- CAYNAANO BY AXMED CABDI IBRAHIM INDHAYARE - Apr 17, 2013
asc dhamaan ummada islaamka gaar ahaan inta fakayga fahmaysa ee soomaaliyeed meelkastaad kusugan tihiin, waxaan jeclahay inaan idiinsoo gaadhsiiyo maanso layidhaahdo ''CAYNAANO'' maansadan waa hadyad qaaliya oo aan ugu tala galay GABDHAHA ...
Col. Xasan Baydhabo “Waan dhameystirnay qorishihii Al-Shabaab looga saari lahaa Bay iyo Bakool” - Apr 14, 2013
Taliyaha ciidamada milateriga dowlada Somalia ee gobolada Bay iyo Bakool Col. Xasan Baydhabo ayaa sheegay in la diyaariyey qorshe milateri oo kama dambeys ah kaasoo uu sheegay in ujeedkiisu yahay ...
“Waxaan Mar Walba Ahaan Doonaa Turkish” – Sababta Mesut Özil Looga Jecel Yahay Istanbul. - Apr 9, 2013
Mid kasta oo ka mid ah safarada Mesut Ozil ee Turkey uu ku tago ayaa ah mid Special ah. Ciyaaryahanka No.10 u qaata Real Madrid oo asal ahaan ka soo ...
Goolhaye Julio Cesar Oo Albaabka Ka Soo Xirtay Kooxda AC Milan. - Apr 9, 2013
Goolhayahihii hore ee Inter Julio Cesar ayaa qashinka ku shubay wararka sheegaya inuu u dhaqaaqayo AC Milan isagoo sheegay inuu qalbiga weli ka yahay Interista. Wargeyska Corriere della Sera ayaa dhawaan ...
Man City Oo Heshiis Cusub U Soo Bandhigeysa Sergio Aguero Si Ay Meesha Uga Saaraan Xiisaha Real Madrid. - Apr 9, 2013
Sergio Aguero ayaa lagu soo waramayaa in Manchester City uu ka heli doono heshiis cusub oo shan sanno ah, sida ay ogaatay shabakada Goal.com Weeraryahanka reer Argentine ayaa seddex sanno ay ...
Xavi Hernandez: Waan Ka Warqabnaa Inaan Ugu Cadcad Nahay Kulanka PSG Ee Champions League. - Apr 8, 2013
Xavi Hernandez ayaa sheegtay in Barcelona ay ka warqabto inay faa’ido weyn ka heysato PSG kulanka habeenka arbacada ee lugta labaad ee Champions League. Kooxda reer Catalans ayaa martigelin doonta bartamaha ...
Pepe Oo Lagu Soo Waramayo Inuu Dhaawac Ku Seegi Doono Kulanka Galatasaray Xilli Ramos Ganaaxan Yahay. - Apr 8, 2013
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay heshay war aan wanaagsaneyn oo ku aadan in daafaca dhexe uusan ciyaari doonin kulanka Galatasaray. Kulanka lugta labaad ee wareega 8da, daafaca reer Portugal ...
Next Page »







