WARARKA XULKA AH
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gabaygii Sanadka tiriyey, kana hadlay xaqiiqda,{Video}.
ShareMadaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Maxamuud Culusow ayaa soo tiriyey gabaygii ugu xaqiiqda weynaa sanadkan, wuxuuna gabaygan tiriyey markuu soo idlaaday shirkii London. HALKAN RIIX
Qeybta WARARKA XULKA AH
Alla Gabdhaha Qaar Naxariis Daranaa”Daawo Gabadh Wiil Jaceyl Been Ah Ku Abuurtay Markii Danbena Kaga baxday iyo Wiilka oo Xaalad Halis ah Kusugan
ShareDaawadayaal maanta waxaan idin hayaa muuqaal aad u xiiso badan kaas oo ah wiil soomaaliyeed oo jaceyl la il daran. wiilkaan ayaa jaceyl uu u
WARARKA XULKA AH Archives
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ayaa waxay sheegeen inaysan ka noqon doonin mooshinka. Xildhibaanadaan ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta ay kulan ...
Daawo Gabadh Soomaaliyeed oo Fariin oohin Leh Kasoo Dirtay Dalka Maraykanka(Daawo Video Aad Yaabi Doontin) - May 21, 2013
Gabadh Soomaaliyeed oo Kunool Wadama Ameerika ayaa Waxay Soo Dirtay Waxqabad Rag Soomaaliyeed inbadan Qaban Waayeen islamarkaana Markaad Daawatid aad Qiiroonisd Sida Gabadh usoo bandhigtay Arintan Dad Badan kayaabisay....halkan Hoose ...
Dhagayso:- Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Kismaayo gaaray Si ay ugu Kuur Galaan Xaalada Dhabta ah - May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya halkaasi maanta inay gaareen Wafti ka socda Beesha Caalamka kuwaasoo iskugu jira Wariyaal iyo dad kale oo iyagu u kuur galaya Xaalada Magaalada ...
Dhagayso:Faroole oo baaq u diray Xukuumadda Madaxweyne Xassan Sheikh. - May 21, 2013
C/Raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole, oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Xilliga lagu jiro lagama maarmaan tahay inay Dowladda Somalia aqoonsato Maamul Gobaleedka Jubba-land. Waxa uu Xukuumadda Madaxweyne ...
Daawo Video:-Hadaawan Hadaad Ka Yartahay 18 Jir ”Nin Dad Qalato ah oo Cunaya 2 Qof Si Live Kadib Latoogtay!! - May 21, 2013
Digniin ha daawan hadii aadan awoodin muuqaalka..Nin dadka cunaya si live ah,,,,Booliska Magaalada Miami ee dalka Mareeykanka ayaa toogtay nin dad qalato oo cunayay nin nool kadib markii uu diiday ...
Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka Xukuumadda laga keenay oo Muqdisho ka dhacay - May 21, 2013
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo waxqabdka xukuumadda R/wasaare Saacid ayaa maanta lagu qabtay Barxadda Sayid ee magaalada Muqdisho,Dibadbaxa ayaa waxaa ka ...
Daawo Dumarka Soomaaliyeed ee Sweden Kudhaqan Qaabkan Xun ay ula Dhaqmaan Ragooda(Daawo Video Adaa Yaabi Doona) - May 21, 2013
Muuqaalkaani ayaa waxaa uu ka turjumaaya mid dhab ah oo laga sameeyay haweenka soomaalida ee ku nool dalka sweden ee qaarada yurub. Daawo Milif Short Oo si dhabaa ugu turjumaya dhibaada ...
Dhagayso:Al-Shabaab oo Si Culus uga Hadashay Weerarkii ay Kuqaadeen Madaxtooyada Villa Somalia - May 21, 2013
Shir Jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka dhinaca Howlgalka ee Al-shabaab C/casiis Abu Muscab ayaa ka hadlay weerar xalay saqdhii dhexe dagaalyahano ka tirsan kooxdooda ay ku qaadeen Xarunta Madaxtooyada Vill ...
Next Page »










