WARARKA

Garoonka kismaayo

Dhagayso Arin Yaab Leh oo Kasoo Cusboonatay Magaalada Kismaayo

ShareTan iyo markii Kooxda Al-shabaab lagala wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxaa kusoo laalaabanayay dagaalada salka ku haya aanooyinka Qabiilka.

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

aadan siiro

DAAWO: Aadan Siiro oo Caayey Xasan Sheekh & Magaalada Muqdisho (Yaab)

ShareSheekh Aadan Siiro (Aadan Ziiroo) oo ay Madax martay Siyaaasada Guracan ee Maamulka uu Hogaamiyo Axmed Siilaanyo ayaa Maanta Qudbadii Jimcaha oo Uu Kajeediyey Masjid Kulaaya

Continue Reading »

WARARKA Archives

foosiya
Dhagayso: Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay Burburinayaa maamulka J-land Xamarna lagu khasban yahay,{Waraysi}.
- May 25, 2013
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibedda Soomaaliya oo Soomaaliya shirkaasi u matalayasay ayaa u sheegay Idaacada VOA in Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkaasi loogu baaqay dowladda Federaalka inay ku qabato ...
labadhagax
Daawo Fadeexo: Fanaanada Labadhagax oo Ceeb tii ugu Xumeyd Kala Kulantay Dadweynaha Hortiisa….Maxay Samaysay Baad umalaynaysaa?Video
- May 24, 2013
Fanaanada Seynab Labadhagax ayaa Waxaa ku dhaday fadeexad tii ugu weyneyd kadib markii cod macaani loogu awood sheegtay oo ay soo qaaday heesta Hanad oo qaadisteeda fasax buuxa loo siinwayay ...
mudaharaad jabuuti3
Dhagayso+Sawiro:- Banaanbax looga soo horjeedo Ismaaciil Cumar Gelle oo Maanta ka dhacay Jabuti
- May 24, 2013
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka dhacay Qaybo kamid ah Xaafadaha Magaalada Jabuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuti. Dadwayne kasoo horjeeday Natiijadii kasoo baxday ...
bare hiiraale iyo Axmed Madoobe
Dhagayso:Bare Hiiraale oo Fur furis Ku Bilaabay Maamulka Faraha badan ee kismaayo qaarkood
- May 24, 2013
Cumar Burale Axmed oo isagu sheegta inuu yahay Maamulka Jubba State waxaa maanta Hoyga uu ka daganyahay Magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay Coll Barre Hiiraale, Cabdi Baalle, iyo Cumar Buraale ...
BULLSNAKE
Dhagax Mas isku Badalay Subxaalaah Daawo Video Mucjisada Ah(Daawo Video)
- May 24, 2013
Xasbunalaah Muuqaalkaani oo ah mid kamidaa mucjisooyinka rabaaniga ah ayaa waxaa uu yahay in xayawaanka maska uu isku badalay dhagax. Dhagaxa oo markii dab lagu dhajiy noqonaya muuqaal kaduwan kii sii ...
somali
Video: Wiil Soomaali Ah Oo Ubax Dhigay Goobtii Askariga lagu Dilay london
- May 24, 2013
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyay ee dhigay ama Ubaxa saaray goobtii lagu dilay askariga u dhashay ...
fartaag
Dhagayso:Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Xasan Sheeekh ugu Baaqay inuu Ka Fiirsado hadalada
- May 24, 2013
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Kismaayo iyo Dowladda Federaalka diidmada ay ...
xasan sheekh
XOG. Madaxweyne Xassan Sheikh oo Warqado dhaadheer u diyaarsaday Madaxda IGAD.
- May 24, 2013
Illo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhow dhow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia, ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu Munaasabadad Xuska 50-guuradii ka dhaceysa Magaallada Addis Ababa ee Cariga dalka Ethiopia uu kulamo ...

Next Page »

HORYAALKA ENGLAND

HORYAALKA SPAIN

HORYAALKA TALYAANIGA

HORYAALKA GERMANY